Day: July 21, 2019
-
Afrika
Halkee ayey ku dambeeyeen taageerayaashii Algeria oo todobada kun ahaa ee ka qeyb galay final-kii koobka qarammada qaaradda Afrika 2019?
(Qahira) 21 Luulyo 2019. Dowladda Algeria ayaa soo daad gureysay taageerayaasheedii niyadda u dhisayay xulka qaranka dalkaasi oo ciyaartii kama…
Read More » -
England
Weeraryahan ka tirsan Arsenal oo maamulka kooxda ugu gooddiyey inuu tagayo haddii uu yimaado Wilfried Zaha
(London) 21 Luulyo 2019. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Arsenal ee Alex Iwobi ayaa la soo warinayaa inuu maamulka kooxdaasi ugu…
Read More » -
England
Kooxda Barcelona oo hoos u dhigtay fursad ay kula saxiixan kartay mid ka mid ah xiddigaha ka ciyaara Premier League
(Madrid) 21 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la soo warinayaa inay iska diiday fursad ay kula saxiixan kartay…
Read More » -
Wararka
WARBIXIN: Sidee ayey ula tacaalaan gabdhaha kubadda cagta wakhtiga caadada!?
(World) 21 Luulyo 2019. Gabdhaha kubadda cagta ciyaara ayaa sanadihii ugu dambeeyay shaashadaha ku hor muujinayay awood sare oo dhanka…
Read More » -
Spain
Eden Hazard oo qof walba ka yaabsaday markii kulankiisii ugu horreeyey ee kooxda Real Madrid uu ka soo muuqday isagoo xiran lambar 50!… (Maxay tahay sababtu?)
(Madrid) 21 Luulyo 2019. Laacibka cusub ee kooxda Real Madrid, Eden Hazard ayaa kulankiisii ugu horreeyay ee naadigiisa reer Spain…
Read More » -
England
Sidee ayay u muuqan kartaa Shaxda kooxda Man United xilli ciyaareedka cusub haddii ay la soo wareegto Gareth Bale, Bruno Fernandes & Harry Maguire?
(Manchester) 21 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa weli ku jirta suuqa kala iibsiga xiddigaha waxaana la la…
Read More » -
France
“Neymar wuxuu dhibaato ku yahay kooxda Paris Saint-Germain”- Julian Draxler
(Paris) 21 Luulyo 2019. Xiddiga reer Germany iyo PSG ee Julian Draxler ayaa sheegay in Neymar Jr uu yahay laacib weyn,…
Read More » -
England
Juventus oo kula dagaalameysa PSG xiddig ka tirsan kooxda Tottenham
(Turin) 21 Luulyo 2019. Kooxda Juventus ayaa ku soo biirtay loolanka loogu jiro heshiiska xiddiga reer England ee daafaca garabka bidix…
Read More » -
France
“Neymar kuma faraxsana kooxda Paris St Germain” – Wakiilkiisa
(Paris) 21 Luulyo 2019. Wakiilka Neymar Jr Pini Zahavi ayaa qiray in xiddiga uu dalaalka ka yahay uusan ku faraxsaneyn kooxda…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
10-ka xiddig ee aadka u neceb Tababare Pep Guardiola…. (Miyuu ku jiraa Lionel Messi?)
(World) 21 Luulyo 2019. Pep Guardiola iminka waa layliyaha kooxda Man City ee ka ciyaarta Horyaalka Premier League waxa uu…
Read More »