SIR LA HELAY: Xiddigihii ka shallaayey inay ka tageen kooxda Barcelona… (Miyuu ku jiraa Neymar Jr?)

(Barcelona) 20 Luulyo 2019. Kooxda kubada cagta Barcelona ayaa ku fikireysa iminka inay dib ula midoobaan xiddigoodii hore ee Neymar Jr kaasoo haatan ka tirsan Naadiga PSG ee ka dhisan Waddanka Fransiiska waxaana dib loo xusuusanayaa xiddigihii ka tagay Barcelona ee ka shallaayay in ay ka tagaya kooxda reer Spain.

Qaar ka mid ah xiddigihii soo maray Barcelona ee ka tagay ayaa ku fashilmay in ay boosas ka helaan kooxihii ay ku bireeen qaarkood ayaa codsaday in Barca dib loogu celiyo in kastoo ay madaxda Barcelona iska diideen in ay kooxda ku soo celiyaan.

Haddaba waxaan warbixintaan ku eegi doonnaa qaar ka mid ah xiddigihii ka tagay Barcelona ee haddana ka shallaayay in ay ka tageen kooxda ka dhisan Gobolka Catalonia ee Barcelona, waxaadna warbixintan ku arki doontaa qaar ka mid ah magacyadii ugu weynaa ee arrintaasi ay ku dhacday ee ka daawo muuqaalka hoose, waxaana soo jeedinaya Shaafici Maxamuud Nuur (Shaafinho).

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close