Day: July 20, 2019
-
Spain
Antoine Griezmann: “Waan ilmeeyey markii aan heshiiska cusub u saxiixay Barcelona”
(Barcelona) 20 Luulyo 2019. Xiddiga dhowaan-galka ah ee kooxda Barcelona ee Antoine Griezmann ayaa shaaca ka qaaday inuu farxad la…
Read More » -
Afrika
Soo dhoweyn halyeynimo oo loo sameeyey xulka qaranka Algeria, kaddib markii ay dib ugu laabteen dalkooda hooyo… + SAWIRRO
(Qahira) 20 Luulyo 2019. Xulka qaranka kubadda cagta Algeria ayaa la kulmay soo dhoweyn halyeynimo oo aad u ballaaran markii…
Read More » -
Ameerika
SIR LA HELAY: Xiddigihii ka shallaayey inay ka tageen kooxda Barcelona… (Miyuu ku jiraa Neymar Jr?)
(Barcelona) 20 Luulyo 2019. Kooxda kubada cagta Barcelona ayaa ku fikireysa iminka inay dib ula midoobaan xiddigoodii hore ee Neymar…
Read More » -
England
SAWIRRO: Kooxda Liverpool oo soo bandhigtay maaliyaddeeda saddexaad oo ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka cusub ee 2019/20
(Liverpool) 20 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta Liverpool ee ka dheesha horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska ayaa maanta soo…
Read More » -
England
Goorma ayey Manchester United ku dhawaaqeysaa saxiixa Bruno Fernandes? Wariye reer talyaani ah ayaa faafiyay arrintaan.
(England) 20 Luulyo 2019. Man United ayaa lagu soo warramayaa iney aad ugu dhawdahay dhameystirka heshiiska kubad sameeyaha kooxda Sporting Lisbon…
Read More » -
Italy
Paris Saint Germain oo ciyaartoyda Juventus ka dhex heshay badalka Neymar Jr & Man United oo kula dagaalameysa.
(Paris) 20 Luulyo 2019. Paris Saint-Germain ayaa lagu soo warramayaa iney calaameysatay xiddigii ay badalka uga dhigi laheyd Neymar Junior hadii…
Read More » -
Afrika
Xiddigii ugu fiicnaa, gooldhaliyihii ugu sarreeyey & Sida loogu kala guuleystay abaal-marinnada koobka qarammada qaaradda Afrika 2019
(Qahira) 20 Luulyo 2019. Koobka qarammada qaaradda Afrika 2019 ayaa xalay lagu soo gabagabeeyey waddanka Masar, waxaana ku guuleystay xulka…
Read More » -
Italy
Antonio Conte oo durba bilaabay inuu kashifo ceebaha ciyaartoydiisa & xiddiga ay markaan luqunta iskula jiraan.
(Italy) 20 Luulyo 2019. Antonio Conte ayaa durba bilaabay inuu kashifo ceebaha ciyaartoydiisa, waxeyna markaan luqunta iskula jiraan Ivan Perisic oo…
Read More » -
Italy
Muxuu ka yiri Frenkie de Jong heshiiska uu Matthijs de Ligt ugu biiray kooxda Juventus?
(Yurub) 20 Luulyo 2019. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer Holand iyo kooxda Barcelona Frenkie de Jong ayaa difaacay heshiiskii uu saaxiibkiis…
Read More » -
England
Maxaa ka dhex guuxaya Paul Pogba? Jamaahiirta Red Devils oo ka niyad jabsan arrinta laga sheegay xiddiga reer France.
(England) 20 Luulyo 2019. Waxaa lagu soo warramayaa in kubad sameeyaha Manchester United Paul Pogba uu wali sugayo inuu ku biiro…
Read More »