Day: July 19, 2019
-
Afrika
Xulka Algeria oo markoodii labaad ku guuleystay koobka qarammada qaaradda Afrika kaddib markii ay caawa garaaceen Senegal
(Qahira) 19 Luulyo 2019. Xulka qaranka Algeria ayaa caawa markoodii labaad ku guuleystay koobka qarammada qaaradda Afrika kaddib markii ay kulankii…
Read More » -
Spain
“Hazard ma ahan in lala bar-bardhigo Cristiano Ronaldo” – Laacib hore ee kooxda Real Madrid ah
(Madrid) 19 Luulyo 2019. Ciyaaryahankii hore kooxda Real Madrid ee Aitor Karanka ayaa wuxuu xaqiijiyay inaan lala barbardhigi karin xiddiga…
Read More » -
Spain
Zidane oo ka hadlay heshiisyada cusub ay sameysay Real Madrid, isagoo dhinaca kale amaanay Diego Simeone
(Madrid) 19 Luulyo 2019.Tababaraha Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ka hadlay heshiisyada cusub ay kooxda ka sameysay suuqan xagaaga,…
Read More » -
Afrika
Nwankwo Kanu oo ka warbixiyay xulka ugu cad-cad ee caawa ku guuleysan kara koobka qaramada qaarada afrika ee 2019
(Qaahira) 19 Luulyo 2019. Halyeeyga reer Nigeria ee Nwankwo Kanu ayaa ka warbixiyay xulka ugu cad cad ee caawa ku guuleysan…
Read More » -
Italy
Paolo Maldini oo ka warbixiyay xaqiiqada ku aadan in AC Milan ay wadahadal la gashay Luka Modrić
(Italy) 19 Luulyo 2019. Agaasimaha ciyaaraha kooxda AC Milan ee Paolo Maldini ayaa wuxuu shaaca ka qaaday xaqiiqada ku saabsan inay…
Read More » -
France
Neymar Jr oo u doortay xiddig ka tirsan Real Madrid inuu yahay kan ugu fiican uu wajahay
(Yurub) 19 Luulyo 2019. Xiddiga reer Brazil iyo kooxda Paris St Germain ee Neymar Jr ayaa u doortay daafaca kooxda Real…
Read More » -
England
“Haddii uu dib ugu laabto Coutinho kooxda Liverpool, wuxuu kala kulmi doonaa cadaadis badan” – Rivaldo
(Spain) 19 Luulyo 2019. Halyeeyga reer Brazil iyo kooxda Barcelona ee Rivaldo ayaa kaga digay xiddiga ay isku wadanka kasoo jeedaan…
Read More » -
England
Marcos Alonso oo ka hadlay mustaqbalkiisa kooxda Chelsea, kaddib imaatinka Frank Lampard
(London) 19 Luulyo 2019. Daafaca garabka bidix ee reer Spain Marcos Alonso ayaa xaqiijiyay inuu ku faraxsan yahay joogitaankiisa kooxda Chelsea,…
Read More » -
England
Juventus oo lacago iyo saddex ciyaaryahan u soo bandhigtay Manchester United si ay heshiiska Pogba ugu garaacdo Real Madrid
(Turin) 19 Luulyo 2019. Wargeysyada Talyaaniga ayaa soo warinaya in Juventus ay dalab u soo bandhigtay Manchester United, kaasoo ku aadan…
Read More » -
Spain
Kaddib imaatinka xiddigo cusub, taageerayaasha Real Madrid oo si cad u sheegay in wali Barcelona ay tahay kooxda fiican
(Madrid) 19 Luulyo 2019. Waxay u muuqataa in taageerayaasha Real Madrid aysan weli ku qanacsaneyn xaalada kooxda, xitaa kaddib markii ay…
Read More »