WARBIXIN: Xaaska Lionel Messi oo ka maseyrtay Shakira, Suarez oo goob-joog ahaa, Muxuuse sameeyey Gerard Piqué?

(Yurub) 17 Luulyo 2019. Xaasaska xiddigaha ugu caansan kubadda cagta  waa kuwa inta badan ka soo muuqda masraxyada ay isugu yimaadaan laciibiinta iyagoo halkaasi ku muujiya sida midba mida kale ay kaga qurux badan tahay, in kastoo aysan badi kala liidan marka laga eego muuqaalkooda.

Maseyrka waa wax jira waxa aynu warbixintaan ku eegaynaa maalinkii ay xaaska Lionel Messi ee Antonella Roccuzzo ay ka hinaastay Shakira oo ah xaaska Gerard Piqué kadib markii ay gooni ula baxday wiilka ay u dhaxdo ee Lionel Messi.

Waxaan warbixintaan inoo diyaariyay Wariyaheenna  Shaafinho, waxaana wadajir u soo jeedinaya Shaafici Maxamuud Nuur (Shaafinho) iyo Nimco C/llaahi Magan.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close