WARBIXIN: Taariikh nololeedka gaarka ah ee Marcelo, Faqiirnimadii uu ku soo koray & Sida uu ku noqday xiddig caan ah

(World) 17 Luulyo 2019. Kani waa shaqsiga aad u taqaanno Marcelo isugu waa mid ka mid ah difaacyada ugu caansan ee kubadda cagta haatan ciyaara waxa uu ka tirsan yahay kooxda Real Madrid, waxa uuna ka soo jeedaa dalka dhaca Koonfurta America ee Brazil.

Marcelo waa xiddig ay aad u jecel yihiiin jamaahiirta kooxda kubadda cagta Real Madrid iyo dhammaan muwaadiniinta reer Brazil, maadama uu yahay xiddig weyn oo wakhtigiisa oo dhan ku bixiyay ciyaarista kubadda cagta.

Haddaba maxaad kala socotaa taariikh nololeedka qanaaska ah ee xiddiga qaranka Brazil iyo kooxda Real Madrid, faqiirnimadii uu ku soo koray sida uu ku noqday laacib caan ah iyo xogo kale oo muhiim ah ku daawo muuqaalka hoose.

Waxaa warbixintaan inoo diyaariyay soona jeedinaya Wariyaheena Shaafici Maxamuud Nuur (Shaafinho).

VIDEO:

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close