RASMI: Kooxda Chelsea oo soo bandhigtay maaliyadda ay ku ciyaari doonto marka ay martida tahay xilli ciyaareedka cusub ee 2019/20… + SAWIRRO

(London) 17 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa maanta soo bandhigtay Maaliyadda ay ku ciyaari doono marka ay martida tahay xilli ciyaareedka cusub ee 2019-20.

Maaliyaddaan oo ay kooxda reer London ku dheeli doonto marka ay ku ciyaarayso garoommada kooxaha kale xilli ciyaareedka cusub ama meel ka baxsan garoonkeeda ayaa midabkeedu yahay guud ahaan caddaan.

Waxaa maaliyaddaan shafka kaga qoran magaca shirkadda Yokohama Tyres oo ay xayeysiiso, astaanta kooxda iyo midda shirkadda Nike oo ah tan farsameysay maaliyaddan.

SAWIRRO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close