Day: July 17, 2019
-
Ameerika
Mesut Ozil oo isku ekeysiiyey gabadhii koobka adduunka u qaaday Mareykanka ee Megan Rapinoe… (Sabab yaab leh oo ka dambeysa!)
(Mareykanka) 17 Luulyo 2019. Pierre-Emerick Aubameyang ayaa ku shitay Mesut Ozil mar uu Instagram-ka soo dhigay, isagoo ku tilamaamay inuu…
Read More » -
Ameerika
WARBIXIN: Taariikh nololeedka gaarka ah ee Marcelo, Faqiirnimadii uu ku soo koray & Sida uu ku noqday xiddig caan ah
(World) 17 Luulyo 2019. Kani waa shaqsiga aad u taqaanno Marcelo isugu waa mid ka mid ah difaacyada ugu caansan…
Read More » -
Spain
Tababare Valverde oo ku tilmaamay De Jong inuu yahay xiddiga mustaqbalka, muxuuse ka yiri Griezmann?
(Spain) 17 Luulyo 2019. Macalinka kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa amaanay heshiisyada cusub ay Blaugrana ka sameysay suuqan xagaaga. Barcelona…
Read More » -
England
RASMI: Atletico Madrid oo la saxiixatay mid ka mid ah xiddigaha kooxda Tottenham
(Madrid) 17 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ayaa ku dhawaaqday inay la soo wareegtay xiddigii naadiga Tottenham ee…
Read More » -
Italy
RASMI: Matthijs de Ligt oo ka gudbay tijaabadii caafimaad ee uu u maray kooxda Juventus… + SAWIRRO
(Turin) 17 Luulyo 2019. Ciyaaryahan Matthijs de Ligt ayaa ka gudbay tijaabada caafimaad ee uu u maray kooxda Juventus kaddib…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Chelsea oo soo bandhigtay maaliyadda ay ku ciyaari doonto marka ay martida tahay xilli ciyaareedka cusub ee 2019/20… + SAWIRRO
(London) 17 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa maanta soo bandhigtay Maaliyadda ay ku ciyaari doono marka ay martida…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
WARBIXIN: Xaaska Lionel Messi oo ka maseyrtay Shakira, Suarez oo goob-joog ahaa, Muxuuse sameeyey Gerard Piqué?
(Yurub) 17 Luulyo 2019. Xaasaska xiddigaha ugu caansan kubadda cagta waa kuwa inta badan ka soo muuqda masraxyada ay isugu…
Read More » -
England
Xilliga uu David de Gea u saxiixi doono heshiiska cusub kooxdiisa Manchester United oo la shaaciyay
(England) 17 Luulyo 2019. Warbaahinta gudaha dalka England ayaa waxay shaacisay xiliga goolhaayaha reer Spain ee David de Gea uu heshiiska…
Read More » -
Germany
Lewandowski oo hal fariin u diray guddiga kooxda Bayern Munich, kahor bilaabashada xili ciyaareedka cusub
(Yurub) 17 Luulyo 2019. Weeraryahanka Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa ku booriyay guddiga kooxda inay u dhaqaaqaan suuqa kala iibsiga…
Read More » -
Italy
“Matthijs de Ligt waa sida Zlatan Ibrahimović” – Mino Raiola
(Turin) 17 Luulyo 2019. Wakiilka caanka ah ee Mino Raiola ayaa ku sugnaa xarunta dhexe ee kooxda Juventus, kahor inta uusan…
Read More »