Day: July 16, 2019
-
Holland
DEG DEG: Matthijs de Ligt oo ka dagay Magaalada Turin si uu u dhamaystiro ku biiristiisa kooxda Juventus… + SAWIRRO
(Turin) 16 Luulyo 2019. Ciyaaryahan Matthijs de Ligt ayaa ka dagay Magaalada Turin si uu u dhammaystiro ku biiristiisa kooxda…
Read More » -
England
Manchester United oo mushaar sare ku soo jiidanaysa Bruno Fernandes & Inta ay todobaadkii siin doonto oo daaha laga rogay
(Manchester) 16 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo sheegayaa inay qorsheynayso inay la soo wareegto xiddiga…
Read More » -
England
Difaaca Tottenham ee Kieran Trippier oo u duulaya dalka Spain si uu ugu biiro koox ka dhisan Magaalada Madrid
(London) 16 Luulyo 2019. Kieran Trippier ayaa la soo warinayaa inuu u duulayo dalka Spain si uu ugu biiro koox…
Read More » -
England
Christian Pulisic oo tababarkiisii ugu horreeyey la qaatay asaxaabtiisa cusub ee Chelsea… + SAWIRRO
(London) 16 Luulyo 2019. Christian Pulisic ayaa maanta tababarkiisii ugu horreeyey la qaatay saaxiibadiisa cusub ee kooxda Chelsea, kaddib markii…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Arsenal oo soo bandhigtay maaliyadda ay ku ciyaari doonto marka ay martida tahay xilli ciyaareedka cusub ee 2019/20… + SAWIRRO
(London) 16 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa maanta soo bandhigtay Maaliyadda ay ku ciyaari doono marka ay martida…
Read More » -
England
Man United oo diyaarineysa dalab rasmi ah oo ay ka gudbiso Bruno Fernandes, maxeyse tahay rajada laga qabo in la aqbalo?
(Turin) 16 Luulyo 2019. Manchester United ayaa lagu soo warramayaa iney diyaarineyso dalab rasmi ah oo ay ka gudbiso xiddiga…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri tababare Unai Emery go’aankii uu Laurent Koscielny ku diiday safarka Mareykanka?
(London) 16 Luulyo 2019. Tababaraha Arsenal ee Unai Emery ayaa shir jaraa’id uu kasoo muuqday wuxuu kaga hadlay go’aankii uu Laurent…
Read More » -
England
Arsenal oo dhaqaatiir u direysa wadanka Brazil si ay caafimaadka u mariyaan Everton Soares – miyey la saxiixdeen?
(Turin) 16 Luulyo 2019. Arsenal ayaa lagu soo warramayaa iney dhaqaatiir u direyso wadanka Brazil si ay halkaas caafimaadka ugu…
Read More » -
England
Inter Milan oo tallaabo kale u qaadi doonta Romelu Lukaku & qorshaha ay damacsan tahay iney ku qanciso Man United oo la ogaaday.
(Milan) 16 Luulyo 2019. Inter Milan ayaa lagu soo warramayaa iney diyaarineyso qorshe ay dalab cusub ugu direyso dhigeeda Man…
Read More » -
England
Arsenal oo damacsan qorshe ay ku dalbaneyso laba ka mid ah xiddigaha Real Madrid ee aan hadda loo baahneyn.
(London) 16 Luulyo 2019. Arsenal ayaa wadda qorshe laga yaabo inuu hirgalo kaas oo ay ku dooneyso laba ka mid…
Read More »