WARBIXIN: Maxaad ka ogtahay qisada Francesco Totti & Jaceylka xad dhaafka ah ee uu u qabo Roma?

(Rome) 15 Luulyo 2019. Marka aad maqasho magaca Francesco Totti waa in aad xasuusataa kooxda lagu naanayso Giallorossi  ee Roma, maadaama uu yahay halyeygooda koowaad oo ay ku tashadaan xilli walba.

Totti waxaa soo martay maalin uu fursad u haystay in uu ku biiro kooxda Real Madrid, balse waxa uu diiday in uu ka baxo kooxdiisa iyo caasimada wadankiisa Talyaaniga ee Roma.

Totti waxa uu sidoo kale iska diiday dalab qaali ahaa oo ay Chelsea kasoo gudbisay si uu uga sii nagaado kooxda Roma, waxaana arrintaasi lagu qeexay bogaga hore ee jaraa’idda caalamka, iyadoo wax la iska weydiyay maxay tahay sababaha uu Totti u jecelayahay kooxdiisa iyo Casimadda waddankiisaba.

Haddaba waxaa warbixintaan inooga diyaarisyay Wariyaheena Shaafici Maxamuud Nuur Shaafinho ee ka dawaawo muqaalka hoose.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close