WARBIXIN: Sir laga helay Guriga Mohamed Salah & Xaaskiisa oo ka dambeysay wixii dhacay!

(Liverpool) 12 Luulyo 2019. Dhammaan xiddigaha kubadda cagta ciyaara ayaa waxa ay leeyihiin dabeecadokala duwan iyo habdhaqan layaab leh oo aysan ogeyn  badi dadka la socda kubadda cagta.

Mohamed Salah oo ah xiddig haysta diinta Islaamka ayaa mar waliba qariya sirta gusha uu gaaro iyo cidda ka dambeysa awooddiisa ciyaareed ee joogtada Eebbe ka sokoow, inkastoo hadda gurigiisa laga helay sirtaasi.

Waa maxay sirta furaha guulaha uu gaaro dhaliyaha kooxda Liverpool iyo Xulka Qaranka Masar ee Mohamed Salah?, taas oo ah su’aal dood badan dhalisay oo wax la iska weydiiyay.

Si aad jawaabta su’aashaasi u hesho inala daawo muuqaalkan hoose, waxaana warbixintaan inoo diyaarisay Racwi Salaad Muuse.

VIDEO

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close