Day: July 12, 2019
-
Bannaanka Garoonka
WARBIXIN: Sir laga helay Guriga Mohamed Salah & Xaaskiisa oo ka dambeysay wixii dhacay!
(Liverpool) 12 Luulyo 2019. Dhammaan xiddigaha kubadda cagta ciyaara ayaa waxa ay leeyihiin dabeecadokala duwan iyo habdhaqan layaab leh oo…
Read More » -
Spain
Antoine Griezmann oo durba la ogaaday lambarka uu u xiran doono kooxdiisa cusub ee Barcelona… (Waa kuma xiddiga weyn ee lambarkaas looga qaadi doono?)
(Barcelona) 12 Luulyo 2019. Waxaa durba banaanka la soo dhigay lambarka uu Antoine Griezmann u xiran doono kooxdiisa cusub ee…
Read More » -
Spain
RASMI: Barcelona oo ku dhawaaqday saxiixa xiddiga reer France ee Antoine Griezmann
(Spain) 12 Luulyo 2019. Barcelona ayaa ku dhawaaqday inay si rasmi ah kala soo saxiixatay Antoine Griezmann kooxda Atletico Madrid, si…
Read More » -
England
Maamulka Inter Milan oo ka hadlay hadii doonistooda Romelu Lukaku ay tahay mid run ah? Halkeyse wax marayaan?
(Milan) 12 Luulyo 2019. Kooxda Inter Milan ayaa xaqiijisay iney dalab rasmi ah u gudbiyeen dhigooda Manchester United, iyagoo ka…
Read More » -
England
Kooxaha Tottenham Hotspur iyo Arsenal oo ku dagaalamaya saxiixa xiddig ka tirsan Real Madrid
(London) 12 Luulyo 2019. Shabakada “Sky Sports” ayaa waxay shaaca ka qaaday in kooxaha Tottenham Hotspur iyo Arsenal ay ku dagaalamayaan…
Read More » -
Spain
Xavi Hernandez oo ka warbixiyay fursada ay Barcelona u heysato in markale ay lasoo wareegto Neymar Jr
(Spain) 12 Luulyo 2019. Halyeeyga kooxda Barcelona ee Xavi Hernandez ayaa xaqiijiyay sida ay u adag tahy in markale uu Neymar…
Read More » -
Afrika
RASMI: Isku aadka wareega afar dhamaadka Koobka qarammada Afrika 2019 oo daaha laga rogay
(Qahira) 12 Luulyo 2019. Waxaa lasoo gabagabeeyay wareega siddeed dhamaadka ee koobka qarammada qaaradda Afrika 2019, kaasoo si habsami leh…
Read More »