Day: July 11, 2019
-
Afrika
Xulka Tunisia oo u gudbay afar dhammaadka Koobka qarammada Afrika 2019 kaddib markii ay garaaceen Madagascar
(Qahira) 11 Luulyo 2019. Xulka qaranka Tunisia ayaa iska xaadiriyey afar dhammaadka koobka qarammada Afrika 2019 kaddib markii ay 3-0…
Read More » -
Afrika
Xulka Algeria oo iska xaadiriyey afar dhammaadka Koobka qarammada Afrika 2019 kaddib markii ay reebeen Ivory Coast
(Qahira) 11 July 2019. Xulka qaranka Algeria ayaa iska xaadiriyey afar dhammaadka koobka qarammada qaaradda Afrika 2019 kaddib markii ay…
Read More » -
England
Arsenal oo war rasmi ah kasoo saartay in kabteenkeeda Laurent Koscielny uu diiday safarka Mareykanka
(London) 11 Luulyo 2019. Arsenal ayaa war rasmi ah ay soo saartay website-keeda waxay kaga hadashay in Laurent Koscielny uu iska…
Read More » -
England
Real Madrid oo hakad gelisay dardar gelintii lasoo saxiixashada Pogba. Muxuu yahay qorshohooda xiga?
(Madrid) 11 Luulyo 2019. Waxaa Real Madrid ku adkaatay inay wajahaan qiimaha ay Manchester United ku dooneyso iibinta xiddiggeeda Paul Pogba,…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo ka hadashay wararka la xiriirinaya inay xiiseeneyso soo xero galinta Neymar Jr
(Barcelona) 11 Luulyo 2019. Wargeyska “AS” ee dalka Spain ayaa xaqiijiyay in maamulka Real Madrid uu hogaaminayo madaxweynaha kooxda Florentino Perez…
Read More » -
Spain
Barcelona oo siyaasad cusub u adeegsaneysa soo qaadashada Griezmann, iyo sababta qasabtay.
(Barcelona) 11 Luulyo 2019. Wararkii ugu dambeeyay ee Spain ka yimid waxa ay sheegayaan in kooxda Barcelona ay ku laabaneyso Bangigeeda…
Read More » -
Spain
Rivaldo oo ka hadlay xiddig uu u arko inuu u qalmo ku guuleysiga abaal marinta Ballon d’Or 2019
(Spain) 11 Luulyo 2019. Halyeeyga reer Brazil iyo kooxda Barcelona ee Rivaldo ayaa shaaca ka qaaday xiddiga uu jeclaan lahaa in…
Read More » -
Italy
Juventus iyo De Ligt akhbaartoodii ugu dambeysay & waqtiga lasoo bandhigayo.
(Turin) 11 Luulyo 2019. Kooxda Juventus ayaa diyaar u ah in Matthijs de Ligt ay usoo bandhigaan ciyaaryahankooda cusub maalinta Sabtida ee…
Read More » -
Afrika
Kulamada Wareegga siddeed dhammaadka Koobka Qarammada Qaaradda Afrika 2019 ee caawa la ciyaari doono iyo Saacadaha la ciyaari doono.
(Qahira) 11 Luulyo 2019. Waxaa caawa la ciyaari doonaa kulamo ka tisran wareegga siddeed dhammaadka koobka Qarammada Qaaradda Afrika ee 2019,…
Read More »