WARBIXIN: Waa maxay sababta ay Kooxuhu isugu badalaan labada Gool qaybta dambe ee ciyaarta ama Kaambiyada?

(World) 09 Luulyo 2019. Kubadda cagta caalamka ayaa leh qamuus iyo xeerar kala dawan  oo badi aysan dadku isku howlin baaritaankeeda waana sababata aynu warbixintaan idiinla wadaageyno maanta.

Ciyaarista kubadda cagta waa madadaalo qurux badan oo farshaxan ah taasoo badi dadka ku qasabta in ay ka dhigtaan hiwaayaddooda ay kumadadaalaan amaba ay la socodkeeda ku bixiyaan wakhti badan oo qofka noloshiisa ah.

Waa warbixin xiiso leh oo aan kaga jawaabi doonaa Su’aasha ah waa maxay sababta ay kooxuhu isugu badalaan labada dhinac ee garoonka qaybta dambe ee ciyaar kasta?

Haddaba si aad wax badan uga ogaato xogtaasi muhiimka ah, muqaalka hoose ka daawo, waxaana idiina soo jeedinaya Wariyeheenna Shaafici Maxamuud Nuur Shaafinho.

VIDEO

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close