WARBIXIN: Sidee ayey kubadda cagta caalamku noqon lahayd la’aanta Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo?

(Yurub) 08 Luulyo 2019. Badi xidigaha kubadda aagta Ayaa ku dhiban qaab ciyareedka joogtada ah ee Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi, tiyoo ay jirto in labadaan xiddig ay wali bixiyaan bandhigyo qurux badan.

Waxaa ay kubadda cagta iminka eeganeysaa kuwa kaliya ee dhaxli kara xiddigahaan marka ay garoomada faaruqaan, balse  sidee ayey kubadda cagta noqon lahayd la’aanta Messi iyo CR7?.

Waxaa warbixintaan idin diyaariyay Shaafici Maxamuud Nuur Shaafinho, waxaana soo jeedinaya Haaruun Yuusuf Khasaaro iyo Nimco Cabdullahi Aadan Magan.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close