WARBIXIN: Maxaa burburiyey riyadii kubadda cagta ee Yaya Toure?

(Yurub) 08 Luulyo 2019. Toure waa mid ka mid ah halyeeyada ay tirsato qaaradda Afrika  waliba ugu magaca sarreeya waxa uuna xiddiga reer  Ivory Coast uu kubadda cagta yaraantiisii ku soo baxay laacib sare oo aan innaba caadi ahayn in kastoo riyadiisii uu hareer maray haatan.

Waxa aynu warbixintaan  ku eegi doonaa Taariikh kooban iyo isbedellada uu soo maray Yaya Toure, kana yeelay in uu ka niyad jabo kubadda cagta,  qaabkii uu kaga soo tagay Barcelona, sidii uu u qabsaday horyaalka Premier League,  noqoshadiisii  markii dambe halyeey Man City ah iyo xogo kale oo muhiim ah.

Haddaba si aad wax badan uga ogaato xogahaasi muhiimka ah, muqaalka hoose ka daawo, waxaana Warbixintaan inoo diyaariyaya idiina soo jeedinaya  Wariyeheenna Shaafici Maxamuud Nuur Shaafinho.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close