Day: July 8, 2019
-
Afrika
Wareegga 16-ka Koobka Qarammada Qaaradda Afrika oo caawa la soo gabagabeeyay, xili xulka Tunisia uu rigoorayaal kaga adkaaday Ghana… + SAWIRRO
(Qahira) 09 Luulyo 2019. Waxaa caawa lasoo gaba-gabeeyay Wareegga 16-ka Koobka Qarammada Qaaradda Afrika 2019, xili xulka qaranka Tunisia uu u…
Read More » -
Italy
WARBIXIN: Sidee ayey kubadda cagta caalamku noqon lahayd la’aanta Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo?
(Yurub) 08 Luulyo 2019. Badi xidigaha kubadda aagta Ayaa ku dhiban qaab ciyareedka joogtada ah ee Cristiano Ronaldo iyo Lionel…
Read More » -
Afrika
Xulka Ivory Coast oo u gudbay wareega siddeed dhamaadka koobka qarammada Afrika, kaddib markii ay si dirqi ah kaga adkaadeen Mali… + SAWIRRO
(Qahira) 08 Luulyo 2019. Xulka Ivory Coast ayaa u soo baxay wareegga siddeed dhammaadka koobka qarammada qaaradda Afrika 2019, kaddib markii…
Read More » -
Germany
Kooxaha Atletico Madrid iyo Bayern Munich oo maanta soo bandhigay saxiixyadooda cusub ee João Félix iyo Lucas Hernandez…. + SAWIRRO
(Yurub) 08 Luulyo 2019. Kooxaha Atletico Madrid iyo Bayern Munich ayaa maanta si rasmi ah u soo bandhigay saxiixyadooda cusub…
Read More » -
Spain
RASMI: Kooxda Barcelona oo soo bandhigtay maaliyadda ay ku ciyaari doonto marka ay martida tahay xilli ciyaareedka cusub ee 2019/20… + SAWIRRO
(Barcelona) 08 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa soo bandhigtay Maaliyadda ay ku ciyaari doono marka ay martida tahay…
Read More » -
England
WARBIXIN: Maxaa burburiyey riyadii kubadda cagta ee Yaya Toure?
(Yurub) 08 Luulyo 2019. Toure waa mid ka mid ah halyeeyada ay tirsato qaaradda Afrika waliba ugu magaca sarreeya waxa…
Read More » -
England
Ander Herrera oo ka hadlay imaatinkiisa PSG iyo sababta uu kaga soo dhaqaaqay kooxda Man United
(Paris) 08 Luulyo 2019. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer Spain Ander Herrera ayaa ka hadlay sheekada la xiriirta imaatinkiisa kooxda Paris…
Read More » -
Holland
Mino Raiola oo sheegay in kooxda Juventus ay heshiis afka ah la gaartay Matthijs de Ligt
(Italy) 08 Luulyo 2019. Wakiilka Matthijs de Ligt ee Mino Raiola ayaa xaqiijiyay in xiddiga uu dalaalka ka yahay uu heshiis…
Read More » -
Ameerika
“Waxaa ka maqan ixtiraam” – Macalinka xulka qaranka Brazil Tite oo weeraray Lionel Messi
(Brazil) 08 Luulyo 2019. Macalinka xulka qaranka Brazil Tite ayaa dhaleeceen u jeediyay kabtanka Argantina ee Lionel Messi oo eedeymo ujeediyay…
Read More » -
Wararka
Zlatan Ibrahimovic oo qof kasta ka yaabsaday, kaddib markii uu doortay shaxda kooxdiisa ugu fiican
(Yurub) 08 Luulyo 2019. Laacibkii hore xulka qaranka Sweden ee Zlatan Ibrahimovic ayaa halkiisa ka sii waday dabeecadihiisa gaarka u ah…
Read More »