Day: July 7, 2019
-
Ameerika
RASMI: Xulka qaranka Brazil oo ku guuleystay Copa América 2019… + SAWIRRO
(Brazil) 07 Luulyo 2019. Xulka qaranka Brazil ayaa ku guuleystay tartanka Copa América 2019, kaddib markii ay 3-1 uga adkaadeen…
Read More » -
Afrika
Xulka Algeria oo iska xaadiriyay siddeed dhammaadka koobka qarammada Afrika, kaddib markii ay xasuuqeen Guinea … + SAWIRRO
(Qahira) 07 Luulyo 2019. Xulka Algeria ayaa iska xaadiriyey wareegga siddeed dhammaadka koobka qarammada qaaradda Afrika 2019, kaddib markii ay…
Read More » -
England
SAWIRRO: Kooxda Man United oo u duushay dalka Australia & Xiddigaha safarka ka qeyb galay
(Yurub) 07 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ee dalka Ingiriiska ayaa u duushay Australia, halkaasoo ay ka bilaabayso…
Read More » -
Afrika
Xulka Madagascar oo iska xaadiriyay siddeed dhamaadka koobka qarammada Afrika, kaddib markii ay rigoorayaal ku garaaceen DR Congo … + SAWIRRO
(Qahira) 07 Luulyo 2019. Xulka Madagascar ayaa u soo baxay wareegga siddeed dhammaadka koobka qarammada qaaradda Afrika kaddib markii ay…
Read More » -
France
Xulka qaranka Gabdhaha USA oo ku guuleystay Koobka Adduunka Dumarka 2019, kaddib markii ay kaga adkaadeen dhiggooda Netherlands… + SAWIRRO
(Paris) 07 Luulyo 2019. Xulka qaranka ee Gabdhaha Mareykanka ayaa ku guuleystay Koobka Adduunka Dumarka ee 2019, kaddib markii ay…
Read More » -
England
“Wax badan ayaan ku guuleysan doonaa” – Klopp oo farxad galiyay taageerayaasha Liverpool
(England) 07 Luulyo 2019.Tababaraha kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa sheegay in ku guuleysigoodii tartanka UEFA Champions League ee xili…
Read More » -
Spain
“Zidane wuxuu ku adkeysanayaa inuu sameeyo saxiixa Paul Pogba”
(Madrid) 07 Luulyo 2019. Ciyaaryahankii hore xulka qaranka Spain iyo kooxda Real Madrid Fernando Morientes ayaa xaqiijiyay in macalinka reer France…
Read More » -
Ameerika
Xiriirka kubadda cagta ee koonfurta America oo jawaab cad ka bixiyay hadallada Lionel Messi
(Brazil) 07 Luulyo 2019. Xiriirka kubadda cagta ee koonfurta America ayaa jawaab rasmi ah ka bixiyay hadallada Lionel Messi, kaddib markii…
Read More » -
Spain
Antoine Griezmann oo go’aan cad uu gaaray kaga yaabsaday kooxdiisa Atlético Madrid
(Madrid) 07 Luulyo 2019. Wargeyska “El Mundo Deportivo” ee dalka Spain ayaa sheegay in xiddiga reer France ee Antoine Griezmann…
Read More »