RASMI: Chelsea oo heshiis cusub ka saxiixatay mid ka mid ah xiddigaheeda

(London) 05 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa ku dhawaaqday inay heshiis cusub ka saxiixatay xiddigeeda Ruben Loftus-Cheek.

23 jirkan reer England ayaa saxiixay heshiisk 5 sano ah uu ku sii joogi doono kooxda ka dhisan galbeedka magaalada London ee Chelsea.

Ruben Loftus-Cheek ayaa ka hadlay dareenkiisa kaddib markii uu saxiixay heshiiskan cusub wuxuuna yiri:

“Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan sii joogo kooxda Chelsea muddo dhan 5 sano kale ah”.

“Waa meesha aan ku soo koray, waxaana rajeynayaa inaan halkan kasii ciyaaro waqti dheer” Ayuu yiri Ruben Loftus-Cheek.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close