Day: July 6, 2019
-
Afrika
Xulka South Africa oo iska xaadiriyay siddeed dhamaadka koobka qarammada Afrika, kaddib markii ay reebeen marti-geliyeyaasha tartanka ee Masar … + SAWIRRO
(Qahira) 06 Luulyo 2019. Xulka qaranka South Africa ayaa iska xaadiriyey wareegga siddeed dhammaadka koobka qammada qaaradda Afrika 2019, kaddib…
Read More » -
Ameerika
Xulka Argentina oo ku guuleystay kaalinta saddexaad ee Copa America kaddib markii ay garaaceen Chile, xilli Lionel Messi kaarka cas loo taagay
(Brazil) 06 Luulyo 2019. Xulka qaranka Argentina ayaa caawa ku guuleystay kulankii kaalinta saddexaad ee Copa America 2019, kaddib markii…
Read More » -
Italy
Faah-faahinta heshiiska uu Theo Hernandez ugu biiray kooxda AC Milan
(Milano) 06 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta AC Milan ee dalka Talyaaniga ayaa faah-faahisay heshiiska ay Real Madrid uga soo…
Read More » -
England
Klopp oo walaac ku abuuray Liverpool, sababo la xiriira mustaqbalkiisa garoonka Anfield
(England) 06 Luulyo 2019. Wakiilka macalinka Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa walaac ka muujiyay mustaqbalka tababaraha reer Germany ee kooxda Reds,…
Read More » -
Italy
“Xilli ciyaareedka soo socda waxaan isku dayi doonaa inaan ku guuleysto tartamada oo dhan” – Ronaldo
(Italy) 06 Luulyo 2019. 34 jirka reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa ka hadlay rajada uu ka qabo kooxdiisa haatan ee…
Read More » -
Afrika
Xulka Nigeria oo iska xaadiriyay wareega siddeed dhamaadka koobka qarammada Afrika, kaddib markii ay garaaceen Cameroon … + SAWIRRO
(Qahira) 06 Luulyo 2019. Xulka Nigeria ayaa u soo baxay wareegga siddeed dhammaadka koobka qarammada qaaradda Afrika kaddib markii ay…
Read More » -
Italy
RASMI: Kooxda AC Milan oo ku dhawaaqday saxiixa laacib ay kala soo wareegtay Real Madrid
(Milano) 06 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta AC Milan ayaa ugu dambeyn xaqiijisay inay la soo wareegtay Theo Hernandez. Kooxda…
Read More » -
England
Waa kuma Daafaca uu Sir Alex Ferguson doonayo inay Kooxda Man United la soo saxiixato xagaagan?
(Manchester) 06 Luulyo 2019. Sir Alex Ferguson ayaa la soo warinayaa inuu doonayo inay Manchester United la soo saxiixato difaaca…
Read More » -
England
Mesut Ozil oo qarka u saaran inuu ka tago Arsenal & Kooxda uu ku biiri doono oo durba la ogaaday
(London) 06 Luulyo 2019. Laacibka khadka dhexe ee Mesut Ozil ayaa la soo warinayaa inuu qarka u saaran yahay inuu…
Read More » -
England
RASMI: Chelsea oo heshiis cusub ka saxiixatay mid ka mid ah xiddigaheeda
(London) 05 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa ku dhawaaqday inay heshiis cusub ka saxiixatay xiddigeeda Ruben Loftus-Cheek. 23 jirkan…
Read More »