WARBIXIN: Wax ka ogow shanta ciyaaryahan ee Qaarada  Afrika ugu wanaagsan Taariikhda

(Africa) 05 Luulyo 2019. Qaaradda Afrika ayaa mar kasta caan ku ah Qoob ka ciyaarka dhaqamo dabiici ah oo layaab leh iyo sifooyin kale oo dadyoowga caalamka ku soo dhacaya marka la soo hadal-qaado qaarad ahaan.

Balse dadka yar oo kaliya ayaa xasuusta sida ay Qaarada Africa u qurxisay kubadda cagta caalamka, maadaama ay qaaradeenna ku soo faantay xiddigo kubadda cagta ka sameeyay bandhigyo mucjiso ah oo ay layaabeen dadyowga caalamka xirfad ahaan.

Haddaba waxaan warbixintaan ku eegeynaa xiddigii dunida ka yaabsaday ee ka soo jeeday qaaradda Afrika, waxaana inoo soo jeedinaya Wariyeheennada Shaafici Maxamuud Nuur Shaafinho ee ka daawo muuqaalka hoose.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close