Day: July 4, 2019
-
Suuqa
Shax laga sameeyay xiddigaha ugu shidan ee suuqa lagala wareegay xagaagan 2019
(Yurub) 04 Luulyo 2019. Waxaa la shaaciyey shax laga sameeyey 11-ka ciyaaryahan ee ugu shidan ee suuqa kala iibsiga lagala wareegay…
Read More » -
Germany
RASMI: Arjen Robben oo ku dhwaaqay inuu isaga fariistay gabi ahaanba ciyaarista kubadda cagta
(Yurub) 04 Luulyo 2019. Xiddiga reer Holand ee Arjen Robben ayaa ku dhawaaqay maanta oo Khamiis ah inuu ka fariistay ciyaaraha…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Paris Saint-Germain oo ku dhawaaqday saxiixa Ander Herrera… (Lambarkee ayuu u xiran doonaa?) + SAWIRRO
(Paris) 04 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa xaqiijisay inay la saxiixatay laacibkii khadka dhexe ee Manchester United…
Read More » -
England
RASMI: Arsenal oo iibisay mid ka mid ah xiddigaheeda
(London) 04 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta ee Arsenl ayaa xaqiijisay in goolhaayeeda David Ospina uu si toos ah ugu wareegay…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Kulamada lagu soo xirayo horyaalka La Liga xilli ciyaareedka 2019-2020 oo la shaaciyey.. (Yey ku soo xiran doonaan Atletico, Real iyo Barca?)
(Madrid) 04 Luulyo 2019. Xiriirka kubadda cagta dalka Spain ayaa maanta soo saaray isku aadka Jadwalka kulamada horyaalka La Liga…
Read More » -
Horyaallada
RASMI: Xilliga la ciyaari doonto labada lug ee horyaalka La Liga kulamada El Clásico Kooxaha Real Madrid iyo Barcelona oo la shaaciyey
(Barcelona) 04 Luulyo 2019. Xiriirka kubadda cagta dalka Spain ayaa maanta soo saaray isku aadka Jadwalka kulamada horyaalka La Liga…
Read More » -
Spain
RASMI: Xilliga la ciyaari doonto labada lug ee horyaalka kulamada Madrid Derby ee Kooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid oo la shaaciyey
(Madrid) 04 Luulyo 2019. Xiriirka kubadda cagta dalka Spain ayaa maanta soo saaray isku aadka Jadwalka kulamada horyaalka La Liga…
Read More » -
Ameerika
WARBIXIN: Maxay tahay sababta uu Lionel Messi Koob ula qaadi la’yahay qarankiisa Argentina?
(Buenos Aires) 04 Luulyo 2019. Dabcan shaki kama taagna in Lionel Messi yahay xiddig caalami ah, balse waxa aynu warbixintan…
Read More » -
Spain
RASMI: Jadwalka kulamada furitaanka horyaalka La Liga xilli ciyaareedka cusub ee 2019-2020 oo la shaaciyey – Yey ku bilaabanayaan Barcelona iyo Real Madrid?
(Madrid) 04 Luulyo 2019. Xiriirka kubadda cagta dalka Spain ayaa maanta soo saaray isku aadka Jadwalka kulamada horyaalka La Liga…
Read More » -
France
RASMI: Kooxda Juventus oo xaqiijisay inta uu gaarsiisan yahay qandaraaska uu maanta qalinka ugu duugay Gianluigi Buffon
(Turin) 04 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa bayaan ay soo saatay waxa ay ku xaqiijisay dib u soo…
Read More »