Day: July 3, 2019
-
France
Xulka Netherlands oo iska xaadiriyey Final-ka Koobka Adduunka Dumarka 2019 kaddib markii ay garaaceen Sweden… + SAWIRRO
(Lyon) 03 Luulyo 2019. Xulka Netherlands ayaa markii ugu horreysay iska xaadiriyey kama dambeysta Koobka Adduunka Dumarka ee 2019 kaddib…
Read More » -
Spain
RASMI: Kooxda Atletico Madrid oo xaqiijisay lambarka uu xiran doonto Weeraryahankeeda cusub ee Joao Felix
(Madrid) 03 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ee ka dhisan dalka Spain ayaa xaqiijisay lambarka uu u xiran…
Read More » -
Spain
RASMI: Kooxda Atletico Madrid oo lacag rikoor ah kula wareegtay Weeraryahankii Benfica ee Joao Felix
(Madrid) 03 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ee dalka Spain ayaa 113 milyan oo gini kula saxiixatay Weeraryahankii…
Read More » -
Spain
Wakiilka Philippe Coutinho oo ka hadlay wararka xanta ee ku aadan in xiddiga reer Brazil uu ku biirayo PSG
(Spain) 03 Luulyo 2019. Wakiilka Philippe Coutinho ee Kia Joorabchian ayaa wuxuu shaaca ka qaaday wararka xanta ah ee lala xiriirinayo…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Manchester City oo bixisay lacagaha rikoorka ah ee lagu burburin karay heshiiska Rodri
(Manchester) 03 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa qarka u saaran inay la saxiixato ciyaaryahanka khadka dhexe ee…
Read More » -
Italy
Waakee ciyaaryahanka ku sugan kooxda Juventus uu si xoogan u doonayo Pep Guardiola inuu shaqaaleysiiyo?
(Manchester) 03 Luulyo 2019. Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayaa xiriir la sameeyay daafaca cabqariga ah ee reer Talyaani iyo…
Read More » -
Italy
Waa kuma ciyaaryahanka berri tijaabada caafimaad u mari doona kooxda Juventus?
(Turin) 03 Luulyo 2019. Sida wararku ay sheegayaan goolhaye Gianluigi Buffon ayaa la filayaa inuu tijaabada caafimaad berrito oo Khamiis…
Read More » -
Aasiya
RASMI: Ciyaaryahankii hore ee Manchester City iyo Barcelona Yaya Toure oo koox cusub ku biiray
(Yurub) 03 Luulyo 2019. Ciyaaryahan Yaya Toure ayaa ku biiray kooxda Qingdao Huanghai taasoo ka ciyaarta horyaalka heerka labaad ee…
Read More » -
Spain
Maxaa ka jira wararka sheegaya in aabaha Neymar uu kulan la yeelanayo maamulka kooxda Barcelona?
(Brazil) 3 Luulyo 2019. Waxaa soo ifbaxay maalmahii lasoo dhaafay warar xan ah oo sheegaya in la agaasimay kulan dhexmari…
Read More » -
England
Waa kuwee labada saxiix uu isbuucaan gudahiisa doonayo Ole Gunnar Solskjaer in la dhameeyo? kuma jiro Bruno Fernandes.
(England) 3 Luulyo 2019. Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa doonaya in isbuucaan lasoo afjaro laba saxiix, isagoo doonaya in afar saxiix…
Read More »