Day: July 2, 2019
-
Ameerika
Xulka Gabadhaha USA oo iska xaadiriyey Final-ka Koobka Adduunka Dumarka ee 2019 …+ SAWIRRO
(Paris) 02 Luulyo 2019. Xulka Gabadhaha Mareykanka ayaa iska xaadiriyey Final-ka Koobka Adduunka Dumarka2019, kadidb markii ay garaaceen caawa xulka England.…
Read More » -
Afrika
Group-ka E ee koobka qarammada qaaradda Afrika 2019 oo caawa la soo gabagabeeyey
(Qahira) 2 Luulyo 2019. Waxaa caawa la soo gabagabeeyey Group-ka E ee koobka qarammada qaaradda Afrika 2019, iyadoo labo xul ay…
Read More » -
Afrika
Group-ka F ee koobka qarammada qaaradda Afrika 2019 oo caawa la soo gabagabeeyey
(Qahira) 02 Luulyo 2019. Waxaa caawa la soo gabagabeeyey Group-ka F ee koobka qarammada qaaradda Afrika 2019, iyadoo labo xul…
Read More » -
England
WARBIXIN: Maxay tahay sababta uu goolhaye Petr Čech mar walba ugu ciyaari jiray Koofi?
(London) 02 Luulyo 2019. Petr Čech isagu wa mid ka mid ah goolhayeyaashii ugu wanaagsanaa ee abid soo kubadda cagta…
Read More » -
England
Kooxaha Arsenal, Inter Milan iyo Tottenham oo xiddigo cusub la wareegay & Heshiisyada dhacay saacadihii ugu dambeeyey… + SAWIRRO
(Yurub) 02 Luulyo 2019. Aqaristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbinaynaa wararka ugu waa weyn dhanka ciyaaraha…
Read More » -
Soomaaliya
Kooxda Dekedda oo markii saddexaad ku guuleysatay horyaalka Somali Premier League
(Muqdisho) 02 Luulyo 2019. Kulankii xiisaha badna ee u dhaxeeyay galabta kooxaha Muqdisho City Club iyo Dekedda FC ayaa ku…
Read More » -
England
RASMI: Arsenal oo dhammeystirtay heshiiskeedii ugu horreeyay ee suuqan xagaagan… + SAWIRRO
(London) 02 Luulyo 2019. Arsenal ayaa ku dhawaaqday maanta inay dhameystirtay heshiiska weeraryahanka reer Brazil ee Gabriel Martinelli. 18-sano jirka reer…
Read More » -
Spain
Goormee ayey ku dhawaaqi doontaa Barcelona dhameystirka heshiiska Griezmann?
(Spain) 2 Luulyo 2019. Laacibka reer France ee Antoine Griezmann ayaa si rasmi ah u noqon doono ciyaaryahan kooxda Barcelona ah…
Read More » -
Spain
RASMI: Kooxda Barcelona oo xaqiijisay xilliga ay soo bandhigayso Frenkie de Jong
(Spain) 2 Luulyo 2019. Kooxda Barcelona ayaa shaacisay maanta oo Talaado ah xilliga ay soo bandhigayso xiddigeeda cusub khadka dhexe ee…
Read More » -
Spain
Muxuu ka yiri Arturo Vidal wararka sheegaya in Neymar Jr uu dib ugu soo laabanayo Barcelona?
(Spain) 2 Luulyo 2019. Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Barcelona Arturo Vidal ayaa ka hadlay wararka sheegaya in Neymar Jr uu…
Read More »