Month: July 2019
-
Spain
“Waxaan iska diiday inaan ku biiro Real Madrid laba jeer” – Carles Puyol
(Spain) 31 Luulyo 2019. Halyeeyga Barcelona ee Carles Puyol ayaa xaqiijiyay inuu isku diiday ku biirista kooxda Real Madrid laba jeer…
Read More » -
Aasiya
Waakee ciyaaryahanka ugu fiican Premier League & kooxda horyaalka ku guuleysan karta xili ciyaareedka soo socda?… Waxaa ka jawaabaya Iniesta
(England) 31 Luulyo 2019. Kabtankii hore kooxda Barcelona ee Andres Iniesta ayaa carabka ku adkeeyay inuu ka shaqeenayo sida uu ku…
Read More » -
England
RASMI: Xiddigaha Saalax, Firmino iyo Becker oo wajahaya kooxda Lyon kulanka dhawaan soo galaya
(Yurub) 31 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta ee Liverpool ayaa si rasmi ah u shaacisay in saddexda xiddig ee kala…
Read More » -
England
RASMI: FIFA oo ku dhawaaqday 10-ka xiddig ee u sharraxan abaal-marinta laacibka sanadka ee The Best… (Kooxda Liverpool oo saddex ku leh)
(Yurub) 31 Luulyo 2019. Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa goordhow ku dhawaaqay 10-ka ciyaaryahan ee u sharraxan abaal-marinta…
Read More » -
Afrika
FIFA oo ku dhawaaqday 10-ka tababare ee u sharraxan abaal-marinta macallinka sanadka ee The Best & Mid Afrikaan ah oo ka mid ah
(Yurub) 31 Luulyo 2019. Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay musharrixiinta ku tartami doona…
Read More » -
England
Macallin Unai Emery oo dib u dhis xoggan ku sameynaya Arsenal, xilli kooxdu haatan ay qarka u saaran inay soo qaadato daafac cusub
(London) 31 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay qarka u saaran tahay inay la wareegto…
Read More » -
Spain
“Wax walba waan haggaajin doonaa” _ Toni Kroos oo ka hadlay xaalada adag ay ku jirto kooxda Real Madrid
(Madrid) 31 Luulyo 2019. Laacibka khadka dhexe kooxda Real Madrid ee Toni Kroos ayaa sheegay in Los Blancos ay heysato xoogaa…
Read More » -
England
Maxay tahay caqabadda weyn ee hortaagan heshiiskii uu Paulo Dybala ugu wareegi lahaa Kooxda Manchester United?
(Manchester) 31 Luulyo 2019. Sida wararku ay sheegayaan waxaa caqabad weyni ay soo wajahday heshiiskii uu Paulo Dybala ugu wareegi…
Read More » -
England
Nicolas Pepe oo markiisii ugu horreysay lagu Sawiray maaliyadda Kooxda Arsenal
(London) 31 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa indhaha ku haysa inay dhammaystirto saxiixa Nicolas Pepe kaasoo ay 72…
Read More » -
England
“Paul Pogba wuxuu ku fiicnaan doonaa Real Madrid” _ Raphael Varane
(Madrid) 31 Luulyo 2019. Daafaca reer France iyo kooxda Real Madrid Raphaël Varane ayaa cadeeyay in ninka ay isku wadanka…
Read More »