Day: June 29, 2019
-
England
Christian Eriksen oo la ogaaday Magaalada uu ka raadsanayo Guri cusub oo uu dago & Kooxda macquulka ah ee uu ku biiri karo
(London) 29 Juunyo 2019. Qoyska ciyaaryahan Christian Eriksen ayaa la soo warinayaa inay guri cusub ka raadinayaan Magaalada Madrid ee…
Read More » -
Ameerika
Uruguay oo laga reebay Copa America & Peru oo iska xaadirisay afar dhammaadka tartankan xilli Luis Suarez rigoore laga qabtay.. + SAWIRRO
(Brazil) 30 Juunyo 2019. Xulka qaranka Uruguay ayaa laga soo cirib-tiray caawa Copa America, waxaana gool ku laadyo uga soo…
Read More » -
England
Milkiilaha kooxda Liverpool oo muujiyay bar-tilmaameedkooda ugu weyn ee xilli ciyaareedka soo socda
(England) 29 Juunyo 2019. Milkiilaha kooxda Liverpool ee John W. Henry ayaa sheegay bar-tilmaameedka ugu muhiimsanaa ee Reds xilli ciyaareedka soo…
Read More » -
England
Maxay tahay waxa uu Virgil van Dijk sameyn jiray yaraantiisii ee ka caawiyay inuu noqdo daafaca ugu fiican Isgiriiska??
(England) 29 Juunyo 2019. Daafaca xulka qaranka Holand iyo kooxda Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa aaminsan in kubaddaha uu ku…
Read More » -
France
Xulalka gabadhaha Netherlands iyo Sweden oo iska xaadiriyey afar dhammaadka Koobka Adduunka ee Dumarka 2019… + SAWIRRO
(Paris) 29 Juunyo 2019. Xulka qaranka Gabadha Netherlands iyo kuwa Sweden ayaa caawa guulo gaaray waxaana ay iska xaadiriyeen wareegga…
Read More » -
England
Ed Woodward oo ka hadlay aragtidiisa kaga aadan imaatinka Aaron Wan-Bissaka ee kooxda Manchester United
(Manchester) 29 Juunyo 2019. Gudoomiyaha fulinta kooxda Manchester United ee Ed Woodward ayaa fariin u diray wargeyska “The Daily Telegraph” ee…
Read More » -
Afrika
Xulalka Cameroon iyo Ghana oo barbaro ku kala baxay kulan ka tirsan Koobka Qarammada Afrika 2019… + SAWIRRO
(Qaahira) 29 Juunyo 2019. Xulalka Cameroon iyo Ghana ayaa ku kala baxay barbaro 0-0 ah, kulan ka tirsan Koobka Qarammada Afrika…
Read More » -
Ameerika
Angel Di Maria oo si weyn u difaacay kabtanka xulka Argantina ee Lionel Messi
(Brazil) 29 Juunyo 2019. Xiddiga kooxda Paris Saint – Germain ee Angel Di Maria ayaa ka hadlay qaab ciyaareedka Lionel Messi…
Read More » -
England
Arsenal oo ku fikireysa soo xero galinta ciyaaryahan hore ee kooxda Chelsea ah
(London) 29 Juunyo 2019. Arsenal uu hogaaminayo tababare Unai Emery ayaan wali wax heshiis ah ka sameynin suuqan xagaaga, xili taageerayaasha…
Read More » -
England
RASMI: Manchester United oo dhameystirtay heshiiska Aaron Wan-Bissaka
(Manchester) 29 Juunyo 2019. Manchester United ayaa si rasmi ah u dhameystirtay heshiiska xiddiga garabka midig ee Aaron Wan-Bissaka, kaasoo kaga…
Read More »