Kulamada maanta iyo caawa la ciyaarayo Koobka Qarammada Afrika 2019 iyo saacadaha ay soo galayaan

(Qahira) 26 Juunyo 2019. Tartanka koobka qarammada qaaradda Afrika ee 2019 ayaa si habsami leh kaga soconaya Magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar.

Kulamo ka tirsan wareega Group-yada ayaa la ciyaaray iyadoo xulalka qaarkood ay heleen saddexdii dhibcood ee ugu horreysay, kuwo kalena ay la kulmeen guuldarradoodii koowaad ee tartankan.

Haddaba Eeg Kulamada laga ciyaari doono maanta iyo caawa Koobka Qarammada Afrika 2019 iyo saacadaha ay soo galayaan:-

Group A:

8:00 Habeenimo: Uganda Vs Zimbabwe.

11: 00 Habeenimo: Egypt Vs DR Congo.

Group B:

5:30 Galabnimo: Nigeria Vs Guinea.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close