Day: June 26, 2019
-
England
Terry oo sharaxaad ka bixiyay aragtidiisa kaga aaddan in Frank Lampard loo magacaabo macallinka cusub ee Chelsea
(London) 26 Juunyo 2019. John Terry ayaa shaaca ka qaaday go’aankiisa kaga aadan in saaxiibkiisii hore ee Frank Lampard loo magacaabo…
Read More » -
Afrika
Xulalka Uganda iyo Zimbabwe oo isku garab dhacay kulan ka tirsan Koobka Qarammada Afrika… + SAWIRRO
(Qahira) 26 Juunyo 2019. Xulalka Uganda iyo Zimbabwe ayaa barbaro ku kala tagay kulan ka tirsan koobka qarammada qaaradda Afrika…
Read More » -
England
Manchester United oo haddii uu ka tago Lukaku la soo wareegeysa mid ka mid ah Weeraryahannada kooxda Arsenal
(Manchester) 26 Juunyo 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo sheegayaa inay la soo wareegayso dhaliyaha Aubameyang haddii…
Read More » -
France
Ivan Rakitić oo la filayo inuu door muhiim ah ka ciyaaro dib ugu soo laabashada Neymar Jr ee kooxda Barcelona
(Spain) 26 Juunyo 2019. Sida ay shaaca ka qaaday saxaafada dalka Spain Ivan Rakitić ayaa la filayaa inuu door muhiim ah…
Read More » -
England
Dani Alves oo Albaabada u furay inuu u dhaqaaqo horyaalka Premier League
(Paris) 26 Juunyo 2019. Dani Alves ayaa la soo warinayaa inuu irdaha u furay inuu u dhaqaaqo horyaalka Waddanka Ingiriiska…
Read More » -
Afrika
Nigeria oo noqday xulkii ugu horreeyey ee iska xaadiriya Wareegga 16-ka Koobka qarammada qaaradda Afrika… + SAWIRRO
(Qahira) 26 Juunyo 2019. Nigeria ayaa noqday xulkii ugu horreeyey ee u soo baxa wareegga 16-ka Koobka qarammada qaaradda Afrika…
Read More » -
Soomaaliya
Muxuu Ku Soo Dhamaaday Kulankii dhaxmaray kooxaha Elman Iyo Muqdisho City Club?
(Soomaaliya) 26 Juunyo 2019. Kooxaha Elman iyo Muqdisho City Club ayaa galabta kulan xiiso badan kuwada dheelay garoonka banadir Stadium ciyaar…
Read More » -
Italy
Carlo Ancelotti oo ku hanjabay inuu ka tagayo Napoli haddii Kalidou Koulibaly la iibiyo
(Italy) 26 Juunyo 2019.Tababaraha Napoli ee reer Talyaani Carlo Ancelotti ayaa ku hanjabay inuu ka tagayo kooxda hadii ay maamulka…
Read More » -
England
“Manchester United waxay Libaax-badeedyo kale kula jirtaa badda iyagoo raadinaya Kalluunka ugu wayn” – Gary Neville
(Manchester) 26 Juunyo 2019. Halyeeyga kooxda Manchester United ee Gary Neville ayaa sheegay in maamulka Red Devils ay ku adkaan doonto…
Read More » -
Spain
Toni Kroos oo ka hadlay wararka xanta ah ee la xiriirinaya horyaalka Chinese Super League & xiliga uu iska casilayo kubadda cagta
(Spain) 26 Juunyo 2019. Xiddiga khadka dhexe ee reer Germany iyo kooxda Real Madrid ee Toni Kroos ayaa ka hadlay wararka…
Read More »