Kulamada maanta iyo caawa la ciyaarayo Koobka Qarammada Afrika, Copa America iyo Koobka Adduunka Dumarka 2019 iyo saacadaha ay soo galayaan

(Qahira) 23 Juunyo 2019. Tartankan koobka qarammada qaaradda Afrika ee 2019 ayaa si rasmi ah uga furmay Magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, iyadoo lagu daah rogay xulalka Egypt iyo Zimbabwe.

Kulamo kale oo ka tirsan ayaa la ciyaaray iyadoo xulalka qaarkood ay heleen saddexdii dhibcood ee ugu horreysay kuwo kalena ay la kulmeen guuldarradoodii koowaad ee tartankan.

Yeelkadeeda, kulanka kale ee Group D ee koobka qarammada qaaradda Afrika 2019 waxaa wada ciyaari doono xulalka Morocco vs Namibia.

Haddaba Eeg Kulamada laga ciyaari doono Koobka Qarammada Afrika 2019 iyo saacadaha ay soo galayaan:-

Group D:

5:30 galabnnimo Morocco vs Namibia

Group C:

8:00 habeennimo Senegal vs Tanzania

11:00 habeennimo Algeria vs Kenya

Sidoo kale waxaa jira kulamo ka tirsan Group B ee caawa laga ciyaari doono Copa America 2019 waxay kala yihiin:-

Group B

10:00 Habeennimo Colombia vs Paraguay

10:00 Habeennimo Qatar vs Argentina

Geesta kale Koobka Adduunka dumarka ee 2019 oo maraya wareegga 16-ka ayaa kulamo ka tirsan la ciyaari doonaa caawa.

Xulalka Brazil iyo marti-geliyeyaasha tartanka ayaa madaxa is-gelin doona iyadoo xulkii adkaada uu ugudbi doono siddeed dhammaadka, si la mid ah xulalka England iyo Cameroon oo wada ciyaari doona.

Kulamada Koobka Adduunka haweenka 2019 ee caawa la ciyaari doono iyo saacadaha ay soo geli doonaan:-

06:30 fiidnimo England vs Cameroon

10:00 habeennimo France vs  Brazil

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close