Day: June 23, 2019
-
France
Xulka Gabdhaha France oo iska xaadiriyey siddeed dhammaadka Koobka Adduunka ee Dumarka kaddib markii ay garaaceen Brazil … + SAWIRRO
(Paris) 23 Juunyo 2019. Xulka Gabdhaha France ayaa guul muhiim ah kaga gaaray dhiggooda Brazil 2-1, waxaana ay u gudbeen wareegga…
Read More » -
Ameerika
Group-ka B ee Copa America oo la soo gabagabeeyey & Xulka Argentina oo soo baxay …+ SAWIRRO
(Brazil) 23 Juunyo 2019. Waxaa caawa la soo gabagabeeyey Group-ka B ee Copa America, iyadoo xulka Argentina uu xaqiijiyey inuu…
Read More » -
Afrika
Xulka Senegal oo guul ka gaaray Tanzania Koobka qarammada qaaradda Afrika 2019…+ SAWIRRO
(Qahira) 23 Juunyo 2019. Xulka qaranka Senegal ayaa hoggaanka u qabtay Guruubka C ee Koobka qarammada qaaradda Afrika 2019, kaddib…
Read More » -
Afrika
Gabdhaha England oo xaaqay dhiggooda Cameroon, iskana xaadiriyey siddeed dhammaadka Koobka Adduunka ee Dumarka … + SAWIRRO
(Paris) 23 Juunyo 2019. Xulka Gabdhaha England ayaa guul weyn ka gaaray dhiggooda Cameroon, waxaana ay u gudbeen wareegga siddeed…
Read More » -
Afrika
Xulka Morocco oo guul ku furtay Koobka Qarammada Qaaradda Afrika 2019… + SAWIRRO
(Qahira) 23 Juunyo 2019. Xulka Morocco ayaa guul uu ka gaartay Namibia ku furtay Koobka qarammada qaaradda Afrika 2019. Morocco…
Read More » -
Wararka
Torres oo ka warbixiyay sababta uu kaga fariistay kubadda cagta, isagoo doortay xiddigii ugu fiicnaa uu ka garab ciyaaray
(Yurub) 23 June 2019. Weeraryahankii hore xulka qaranka Spain iyo kooxaha Liverpool, Chelsea iyo Atletico Madrid Fernando Torres ayaa jimcihii…
Read More » -
England
Christian Eriksen oo doortay koox ka ciyaarta horyaalka Premier League kadib markii uu waayay Real Madrid.
(England) 23 June 2019. Kubad sameeyaha kooxda Tottenham Hotspur Christian Eriksen ayaa doortay inuu ku biiro koox ka ciyaarta Premier League…
Read More » -
Afrika
Kulamada maanta iyo caawa la ciyaarayo Koobka Qarammada Afrika, Copa America iyo Koobka Adduunka Dumarka 2019 iyo saacadaha ay soo galayaan
(Qahira) 23 Juunyo 2019. Tartankan koobka qarammada qaaradda Afrika ee 2019 ayaa si rasmi ah uga furmay Magaalada Qaahira ee…
Read More » -
Italy
Waa maxay sababta ay Barcelona isaga hartay loolanka ay ugu jirtay saxiixa da’yarka Ajax Matthijs De Ligt?
(Barcelona) 23 June 2019. Kooxda Barcelona ayaa isaga hartay gabi ahaan raacdadii ay ugu jirtay saxiixa da’yarka Ajax Matthijs De Ligt kaas…
Read More » -
Wararka
Taageerayaasha xulka Brazil oo dalbaday iney quarter final-ka la ciyaaraan Argentina hadii ay soo baxaan.
(Brazil) 23 June 2019. Martigaliyayaasha tartanka Copa America (Brazil) ayaa u gudbay wareega quarter final-ka tartanka kadib guul ay ka…
Read More »