Day: June 22, 2019
-
France
Xulka qaranka Gabdhaha Norway oo gaaray wareega siddeeda ee Koobka Adduunka Dumarka 2019…. + SAWIRRO
(Paris) 23 Junyo 2019. Xulka qaranka Gabdhaha Norway ayaa u gudbay wareega siddeed dhamaadka ee Koobka Adduunka Dumarka 2019, kaddib markii…
Read More » -
Ameerika
Group-ka A ee tartanka Copa America oo caawa la soo gabagabeeyey, xilli xulka Brazil uu iska xaadiriyey siddeed dhammaadka… + SAWIRRO
(Brazil) 22 Juunyo 2019. Waxaa la soo gabagabeeyey caawa Group-ka A ee tartanka Copa America, marti-geliyayaasha tartankan ee Brazil ayaana…
Read More » -
Ameerika
“Xitaa Johan Cruyff iyo Pep Guardiola waxba kama qaban karaan xulka Argantina”
(Brazil) 22 June 2019. Macalinkii hore xulka qaranka Argantina ee César Luis Menotti ayaa dhaleeceen u jeediyay kooxda haatan ee Tango…
Read More » -
Afrika
Xulka Nigeria oo guul dirqi ah oo uu ka gaaray Burundi ku furtay Koobka Qarammada Afrika.. + SAWIRRO
(Qahira) 22 Juunyo 2019. Xulka qaranka Nigeria ayaa guul dirqi ah oo uu ka gaaray Burundi ku daah furtay Koobka…
Read More » -
England
“Qofna ma badali karto booska Eden Hazard ee kooxda Chelsea” – Didier Drogba
(London) 22 June 2019. Weeraryahankii hore Chelsea ee reer Ivory Coast Didier Drogba ayaa sheegay in Eden Hazard uu yahay halyeey…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Manchester City oo shaacisay ciyaaryahanka lambarka 9-aad u xiran doona xilli ciyaareedka cusub
(Manchester) 22 Juunyo 2019. Kooxda kubadda Manchester City ayaa xaqiijisay in ciyaaryahankeeda Gabriel Jesus uu u xiran doono lambarka 9-aad…
Read More » -
France
Xulka qaranka Gabdhaha Germany oo iska xaadiriyay wareega siddeed dhamaadka Koobka Adduunka Dumarka 2019…. + SAWIRRO
(Paris) 22 June 2019. Xulka qaranka Gabdhaha Germany ayaa u gudbay wareega siddeed dhamaadka ee Koobka Adduunka Dumarka 2019, kaddib markii…
Read More » -
Afrika
Xulka Uganda oo guul uu ka gaaray DR Congo ku daah furtay Koobka Qarammada Afrika 2019… + SAWIRRO
(Qahira) 22 Juunyo 2019. Xulka Qaranka Uganda ayaa guul uu ka gaaray DR Congo ku furtay sanadka koobka qarammada qaaradda…
Read More » -
Italy
RASMI: Juventus oo heshiis cusub ka saxiixatay xiddig muhiim ka ah kooxdeeda
(Italy) 22 June 2019. Kooxda Juventus ayaa si rasmi ah ugu shaacisay website-keeda inay heshiis cusub ka saxiixatay xiddigeeda khadka dhexe…
Read More » -
Ameerika
Sanchez oo sharaxaad ka bixiyay farqiga u dhaxeeya marka uu u ciyaarayo xulkiisa Chile iyo kooxda Manchester United
(Brazil) 22 Juunyo 2019. Xiddiga reer Chile ee Alexis Sanchez ayaa xaqiijiyay sida uu ugu raaxeysto marka uu xiran yahay maaliyada…
Read More »