Day: June 21, 2019
-
Afrika
Koobka Qarammada Afrika 2019 oo caawa daaha laga rogay & Xulka Masar oo guul ku furtay… + SAWIRRO
(Qahira) 22 Juunyo 2019. Tartankan koobka qarammada qaaradda Afrika ee 2019 ayaa caawa si rasmi ah uga furmay Magaalada Qaahira…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo 48-da saacadood ee soo socota dhammaystiraysa saxiixeeda labaad ee xagaagan
(Manchester) 21 Juunyo 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay dhammaystiri doono saxiixa ciyaaryahanka difaaca uga…
Read More » -
France
RASMI: Kubadda cusub ee lagu ciyaari doono wareegga 16-ka Koobka Adduunka ee Dumarka 2019 oo la shaaciyey.. + SAWIRRO
(Paris) 21 Juunyo 2019. Waxaa la shaaciyey kubadda cusub ee lagu ciyaari doono wareegga bug-baxa ee 16-ka Koobka Adduunka ee…
Read More » -
England
Manchester City oo heshiis afka ah la gaartay daafaca reer Portugal ee João Cancelo
(England) 21 Juunyo 2019. Wargeyska “La Gazzetta dello Sport” ayaa sheegay in Manchester City ay heshiis la gaartay daafaca reer Portugal…
Read More » -
Italy
Juventus oo shaacisay Lambarka maaliyaddeed uu u xiran doono Aaron Ramsey ciyaareedka cusub
(Italy) 21 Juunyo 2019. Juventus ayaa waxay shaaca ka qaaday Lambarka maaliyadeed uu u xiran doono xiddiga reer Weles Aaron Ramsey…
Read More » -
Afrika
“Waxaan rajeynayaa inaan la ciyaaro xulalka Masar iyo Senegal” – Naby Keïta oo fariin u diray saaxiibadiis Saalax iyo Mané
(Cairo) 21 Juunyo 2019. Xiddiga kooxda Liverpool ee reer Guinea ee Naby Keïta ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay awooda…
Read More » -
France
Ma ahan Real Madrid mana ahan Paris-St Germain… Kylian Mbappé oo doortay kooxda Barcelona
(Paris) 21 Juunyo 2019. Weeraryahanka kooxda Paris-St Germain ee Kylian Mbappé ayaa murun xoogan dhaliyay sawir uu soo dhigay boggiisa…
Read More » -
England
RASMI: Halyeeyga Chelsea Petr Cech oo kusoo laabtay Stamford Bridge & Marina Granovskia oo soo dhaweysay.
(London) 21 June 2019. Halyeeyga Chelsea Petr Cech ayaa xaqiijiyay inuu dib ugu soo laabtay Stamford Bridge kadib markii uu…
Read More » -
Wararka
Mohamed Salah, Sadio Mane & Riyad Mahrez oo hogaaminaya liiska 10-ka xiddig ee isha lagu haayo koobka AFCON 2019 – Yaa Kula jira liiska?
(Cairo) 21 June 2019. Koobka qaramada qaaradda Africa 2019 ayaa caawa ka bilaaban doona magaalada Qaahira ee dalka Masar, waana…
Read More » -
France
RASMI: Isku aadka wareega 16-ka Koobka adduunka Dumarka 2019 oo lasameeyay
(Paris) 21 Juunyo 2019. Waxaa la shaaciyay sida ay isugu aadeen 16-ka xul ee isugu soo haray wareega bug baxa koo…
Read More »