Day: June 19, 2019
-
England
Group-ka D ee Koobka Adduunka Dumarka 2019 oo la soo gaba-gabeeyay… + SAWIRRO
(Paris) 19 Juunyo 2019. Waxaa goordhow la soo gabagabeeyey Group-ka D ee Koobka Adduunka Dumar 2019, iyadoo la xaqiijiyey kooxaha…
Read More » -
Italy
Macallin Maurizio Sarri oo soo gaaray Turin oo lagu soo bandhigayo ka hor inta uusan Cristiano Ronaldo ku booqan Giriigga… + SAWIRRO
(Turin) 19 Juunyo 2019. Macallinka cusub ee kooxda kubadda cagta Juventus, Maurizio Sarri ayaa soo caga-dhigtay Magaalada Turin, waxaana warbaahinta…
Read More » -
Italy
RASMI: Kooxda AC Milan oo Macallin cusub Magacaabatay
(Milano) 19 Juunyo 2019. Kooxda kubadda cagta AC Milan ayaa si rasmi ah macallinkeeda cusub ugu Magacaabatay Tababare Marco Giampaolo.…
Read More » -
England
Kooxda Real Madrid oo isku daraysa Dani Ceballos iyo 45 milyan oo gini si ay u hesho xiddig ka dheela Premier League
(Madrid) 19 Juunyo 2019. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee dalka Spain ayaa la soo warinayaa inay 45 milyan oo…
Read More » -
England
Meeqa Milyan ayuu ku kacayaa dalabka ay kooxda Manchester City ka gudbinayso Kalidou Koulibaly?
(Manchester) 19 Juunyo 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa la soo warinayaa inay isku dayeyso inay dalab qiimo sare…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo doonaysa inay 11 milyan oo dollar ku soo qaadato da’yar diiradda u saaran Dortmund iyo Juventus
(London) 19 Juunyo 2019. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa doonaysa inay 9 milyan oo gini kula…
Read More » -
England
Kooxda Paris Saint-Germain gacmaha ka laabanaysa David de Gea iyo Goolhayaha ay soo qaadanayso oo daaha laga rogay
(Paris) 19 Juunyo 2019. Kooxda kubadda cagta PSG ayaa la soo warinayaa inay gacmaha ka laabanayso soo xero gelinta goolhaye…
Read More » -
England
RASMI: Juan Mata oo heshiiska u kordhiyey kooxdiisa Manchester United… (Imise sano ayuu saxiixay?)
(Manchester) 19 Juunyo 2019. Laacibka khadka dhexe ee Juan Mata ayaa heshiis cusub oo labo sanadood ah qalinka ugu duugay…
Read More » -
Spain
RASMI: Xulka qaranka Spain oo loo magacaabay macalin cusub, kaddib markii uu ka tagay Luis Enrique
(Spain) 19 Juunyo 2019. Madaxweynaha xiriirka kubadda cagta ee dalka Spain ee Luis Rubiales aya ku dhawaaqay in Luis Enrique uusan…
Read More » -
Germany
RASMI: Mats Hummels oo ka tagaya Bayern Munich & kooxda uu ku biirayo oo la shaaciyay
(Germany) 19 Juunyo 2019. Borussia Dortmund ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday xoogaa yar kahor inay kala soo saxiixatay daafaceedii hore…
Read More »