Day: June 15, 2019
-
Ameerika
RASMI: Xulka qaranka Canada oo iska xaadiriyey wareegga 16-ka Koobka Adduunka ee Dumarka kaddib guul ay ka gaareen New Zealand… + SAWIRRO
(Paris) 15 Juunyo 2019. Gabdhaha xulka qaranka Canada ayaa u soo baxay wareegga bug-baxa ee 16-ka Koobka Adduunka ee dumarka…
Read More » -
France
Matthijs de Ligt Hooyadiis iyo Saaxiibtiis oo Guri ka raadinaya Magaalada…
(Ajax) 15 Juunyo 2019. Hooyada dhashay iyo waliba saxiibtiis difaaca kooxda Ajax ee Matthijs de Ligt ayaa la soo warinayaa…
Read More » -
England
Bournemouth oo bayaan ka soo saartay xiddigeeda Ryan Fraser, kaasoo la la xiriirinayey kooxaha Arsenal iyo Liverpool
(Bournemouth) 15 Juunyo 2019. Kooxda kubadda cagta Bournemouth ayaa bayaan ka soo saartay xaaladda xiddigeeda Ryan Fraser, kaasoo la la…
Read More » -
England
Didier Drogba oo ku soo wajahan kooxda Chelsea haddii uu tago macallin Maurizio Sarri
(London) 15 Juunyo 2019. Sida wararku ay sheegayaan Didier Drogba ayaa ku soo wajahan kooxda kubadda cagta Chelsea haddii uu…
Read More » -
France
Xulka qaranka gabdhaha Netherlands oo xasuuqay dhiggooda Cameroon kulan ka tirsan Koobka Adduunka ee Dumarka… + SAWIRRO
(Paris) 15 Juunyo 2019. Xulka qaranka Gabdhaha Netherlands ayaa guul muhiim ee 3-1 ah ka gaaray dhiggooda Cameroon kulan ka tirsan…
Read More » -
Spain
Xiliga uu Antoine Griezmann ku biirayo kooxda Barcelona oo shaaca laga qaaday
(Madrid) 15 Juunyo 2019. wargeyska “Mundo Diortwo” ayaa daaha ka qaaday xiliga uu ku biirayo Antoine Griezmann kooxda reer Catalonia ee…
Read More » -
Spain
“Waxaa la iila dhaqmay si ka baxsan bini-aadannimada” – Luis Suarez
(Barcelona) 15 Juunyo 2019. Weeraryahanka reer Uruguay iyo kooxda Barcelona ee Luis Suarez ayaa ka hadlay dhibaatooyinkii uu kala kulmay dhacdadii…
Read More » -
Spain
Kooxo burcad ah oo u dhacay guriga xiddig ka tirsan Real Madrid
(Madrid) 15 Juunyo 2019. Xiddig ka tirsan kooxda Real Madrid ayaa la kulmay war aan wanaagsaneyn saakay oo Sabti ah, kaddib…
Read More » -
England
Derby County oo shuruud ku xirtay heshiiska uu Frank Lampard ugu wareegayo Chelsea
(England) 15 June 2019. Derby County ayaa shuruud ku xirtay heshiiska uu Frank Lampard ugu biirayo kooxda Chelsea suuqa xagaaga ee…
Read More » -
Champ' League
“Waxaana doonayay inaan ka dhuunto adduunkan, kaddib kulankii Liverpool” – Luis Suarez
(Yurub) 15 June 2019. Weeraryahanka reer Uruguay iyo kooxda Barcelona ee Luis Suarez ayaa kasoo hor muuqday saxaafada markii ugu…
Read More »