Day: June 13, 2019
-
Germany
Germany oo noqday xulkii ugu horreeyey ee u soo gudba wareegga 16-ka Koobka Adduunka Haweenka ee 2019
(World) 13 Juunyo 2019 – Xulka qaranka Germany ayaa noqday xulkii ugu horreeyey ee u soo gudba wareegga bug-baxa 16-ka…
Read More » -
France
Xulka qaranka gabdhaha China oo guul ka gaaray dhiggooda South Africa kulan ka tirsanaa Koobka Adduunka ee Dumarka… + SAWIRRO
(Paris) 13 Juunyo 2019. Xulka qaranka Gabdhaha China ayaa guul muhiim ah 1-0 ka gaartay dhiggooda South Africa kulan ka tirsan…
Read More » -
Spain
Muxuu ku jawaabay Luka Modric markii uu Eden Hazard weydiistay lambarka 10-aad ee kooxda Real Madrid?
(Madrid) 13 Juunyo 2019 – Real Madrid ayaa maanta garoonka Santiago Bernabeu ku soo bandhigtay laacibkeeda cusub ee Eden Hazard,…
Read More » -
England
RASMI: Macallin Massimiliano Allegri oo aan kooxda Chelsea maamuli doonin xilli ciyaareedka 2019-20
(London) 13 Juunyo 2019. Macallin Massimiliano Allegri ayaa goordhow xaqiijiyey inuusan maamuli doonin kooxda Chelsea oo aad u doonaysa xilli…
Read More » -
Spain
Hazard iyo madaxweyne Florentino Perez oo si wada jir ah saxaafada kula hadlay garoonka Santiago Bernabeu
(Madrid) 13 June 2019. Eden Hazard ayaa ugu dambeyn si rasmi ah qalinka ugu duugay heshiis cusub kooxda Real Madrid, kaasoo…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo soo bandhigtay xiddigeeda cusub ee Eden Hazard … + SAWIRRO
(Madrid) 13 June 2019. Real Madrid ayaa ugu soo bandhigtay laacibkeeda cusub ee Eden Hazard garoonka Santiago Bernabeu warbaahinta, iyadoo uu…
Read More » -
France
Xulka qaranka gabdhaha Australia oo cashir u dhigay dhiggooda Brazil kulan ka tirsanaa Koobka Adduunka ee Dumarka… + SAWIRRO
(Paris) 13 June 2019. Xulka qaranka Gabdhaha Australia ayaa guul muhiim ah 3-2 ka gaartay dhiggooda Brazil kulan ka tirsan heerka…
Read More » -
Spain
Eden Hazard oo ka gudbay Tijaabada CAAFIMAAD ee kooxda Real Madrid
(Madrid) 13 June 2019. kooxda Real Madrid ayaa shaaca ka qaaday in laacibkeeda cusub ee Eden Hazard uu si guul ah…
Read More » -
Wararka
Halyeeyada reer Brazil oo kalsoonida kala laabtay Neymar Jr
(Paris) 13 June 2019. Xidgiga ugu qaalisan kubadda caga adduunka ee reer Brazil Neymar Jr ayaa lala xiriirinayaa inuu dhibaatooyin badan…
Read More » -
Spain
Wargeyska “AS” oo shaaca ka qaaday liiska 10-ka tababare ee ugu fiican xilli ciyaareedka 2018/2019… (Yaa Ka Maqan Yaase Ku Soo Baxay?)
(Madrid) 13 June 2019. Wargeyska Isbaanishka ah ee “AS” ayaa daabacay daraasad uu ku sameeyay 10-ka tababare ee ugu fiican…
Read More »