Day: June 11, 2019
-
Euro 2016
Kylian Mbappé oo ka fiican Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi kaddib markii uu caawa boqolka xiray!!
(Paris) 11 Juunyo 2019. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta PSG iyo xulka qaranka Faransiiska ee Kylian Mbappé ayaa ka fiican Cristiano Ronaldo…
Read More » -
Aasiya
Xulka qaranka gabdhaha USA oo 13 gool ku garaacay dhiggooda Thailand kulan ka tirsan Koobka Adduunka ee Dumarka… + SAWIRRO
(Paris) 11 Juunyo 2019. Xulka qaranka Gabdhaha Mareykanka ayaa guul 13-0 ka gaartay dhiggooda Thailand kulan ka tirsan heerka guruubyada…
Read More » -
France
10-ka shaqsi ee isbooriga noocyadiisa kala duwan ugu dakhliga badan Adduunka sanadkan 2019 oo la shaaciyey – Kaalintee ka soo muuqdeen Messi iyo CR7?
(World) 11 Juunyo 2019. Majaladda Forbes ee caanka ku ah arrimaha dhaqaalaha sidoo kale soo saarta daraasado iyo qiimeyn joogta…
Read More » -
Ameerika
Xulka qaranka gabdhaha Sweden oo garaacay dhiggooda Chile kulan ka tirsan Koobka Adduunka ee Haweenka… + SAWIRRO
(Paris) 11 Juunyo 2019. Xulka qaranka Sweden ayaa guul ka gaartay dhiggooda Chile kulan ka tirsan heerka guruubyada Koobka Adduunka…
Read More » -
Spain
Goolhaye Jan Oblak oo barbareeyey Víctor Valdés kaddib markii uu ku guuleystay abaal-marinta…
(Yurub) 11 Juunyo 2019. Goolhayaha kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ee Jan Oblak ayaa barbareeyey goolhayaha kale ee Víctor Valdés,…
Read More » -
England
Kooxda Chelsea oo lixdaan macallin midkood tababare ka dhiganaysa haddii uu tago Maurizio Sarri
(London) 11 Juunyo 2019. Waxaa la sheegayaa in kooxda kubadda cagta Chelsea ay lixdaan macallin midkood ka dhigan doonto tababareheeda xiga…
Read More » -
England
“Malaha Hazard waa ciyaaryahanka ugu fiican ee aan kula kulmay Premier League” – Xiddig ka tirsan Liverpool
(England) 11 June 2019. Xiddiga Liverpool ee Andrew Robertson ayaa amaanay laacibka reer Belgian iyo kooxda Real Madrid ee Eden Hazard.…
Read More » -
England
Goolhaye Jan Oblak oo doonaya inuu xagaagan ku biiro koox ka dhisan horyaalka Premier League
(England) 11 Juunyo 2019. Sida wararku ay sheegayaan goolhayaha kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ee Jan Oblak waxa uu diyaar…
Read More » -
Spain
Kaddib markii uu ku biiray Real Madrid, Hazard oo wax laga weydiiyay isbar-bardhiga isaga iyo Messi & jawaabtii uu ka bixiyay
(Yurub) 11 June 2019. Xiddiga reer Belgian iyo kooxda Real Madrid ee Eden Hazard ayaa iska diiday in lala bar-bardhigo kabtanka…
Read More » -
Wararka
10-ka milkiile ee kooxaha adduunka ugu qanisan iyo hantida ay heystaan
(Yurub) 11 June 2019. Majalada caanka ah ee “Forbes” ayaa shaaca ka qaaday 10-ka milkiilayaasha ee ugu qanisan kooxaha kubadda cagta…
Read More »