Day: June 10, 2019
-
Champ' League
Ma’aaminaysid tirada koobabka waa weyn ee uu ku guuleystay Cristiano Ronaldo tan iyo markii uu 30-sano jirsaday!
(Yurub) 10 Juunyo 2019. Cristiano Ronaldo ayaa lagu dhaleeceeyaa inay da’du ka daba-timid oo uu taagan yahay xilligii uu kubadda…
Read More » -
England
Kooxda Chelsea oo soo nooleysay xiisaha ay u qabto xiddiga ka tirsan Bayer Leverkusen ee Leon Bailey
(Yurub) 10 Juunyo 2019. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Chelsea ee ka dhisan dalka Ingiriiska ayaa soo nooleysay…
Read More » -
England
Manchester United oo goolhaye David de Gea siin doonta 20 milyan oo gini haddii uu xagaagan u wareego kooxda PSG
(Manchester) 10 Juunyo 2019. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Manchester United ee ka dhisan dalka Ingiriiska ayaa goolhaye…
Read More » -
England
SHAX laga sameeyey 11-kii ciyaaryahan ee ugu bandhigga fiicnaa tartanka UEFA Nations League oo la shaaciyey
(Yurub) 10 Juunyo 2019. Xulka qaranka Portugal ayaa ugu dambeyn xalay ku guuleystay koobka UEFA Nations League, wuxuuna noqday xulkii…
Read More » -
Champ' League
Jamie Carragher oo saadaaliyey in xiddig aan ahayn Virgil van Dijk uu sanadkaan ku guuleysan doono abaal-marinta Ballon d’Or
(Liverpool) 10 Juunyo 2019. Halyeyga kooxda Liverpool ee Jamie Carragher ayaa rumeysan in daafaca Reds ee Virgil van Dijk uusan…
Read More » -
Italy
“Waxaan ku guuleystay wax walba si aan gacanta ugu dhigo Ballon d’Or” – Cristiano Ronaldo
(Yurub) 10 Juunyo 2019. Weeraryahanka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa iska difaacay eedeymaha joogtada ah loo jeedinayo mararka qaar, isagoo…
Read More » -
Wararka
Ronald Koeman oo ka hadlay guuldaradii ay xalay kala kulmeen kulankii finalka ee UEFA Nations League
(Yurub) 10 Juunyo 2019. Tababaraha Netherlands ee Ronald Koeman ayaa aaminsan in kooxdiisa ay iska xoojiso dhanka weerarka, si ay u…
Read More » -
Italy
Matthijs de Ligt oo kashifay codsigii uu xalay ka helay Cristiano Ronaldo & Sida uu dareenkiisa noqday markii uu la hadlay.
(Portugal) 10 June 2019. Daafaca da’da yar ee Ajax Matthijs de Ligt ayaa kashifay codsigii uu xalay ka helay kabtanka Portugal…
Read More » -
Spain
Caawiyaha tababare Luis Enrique oo si weyn u difaacay Sergio Busquets, kaddib markii lagu eedeeyay…..
(Spain) 10 Juunyo 2019. Ciyaaryahanka khadka dhexe kooxda Barcelona ee Sergio Busquets ayaa garab istaag xoogan ka helay Robert Moreno oo…
Read More » -
Ameerika
Mid ka mid ah halyeeyada kubadda cagta oo sheegay xulka ugu cad cad ee ku guuleysan kara Copa America
(America) 10 Juunyo 2019. Halyeeyga reer Uruguay iyo kooxda Inter Milan ee Álvaro Recoba ayaa Dhowr maalmood ka hor bilaabashada tartanka…
Read More »