Day: June 9, 2019
-
Wararka
Xulka Portugal oo ku guuleystay koobka UEFA Nations League kaddib markii ay ka adkaadeen Netherlands… + SAWIRRO
(Yurub) 09 Juunyo 2019. Xulka qaranka Portugal ayaa ku guuleystay koobka UEFA Nations League, wuxuuna noqday xulkii ugu horeeyay ee ku…
Read More » -
Spain
Sergio Ramos oo ka aragti dhiibtay heshiiska uu Eden Hazard ku yimid Real Madrid
(Madrid) 09 Juunyo 2019. Daafaca reer Spain iyo kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan…
Read More » -
England
“Manchester United waa koox weyn, balse kubadda ay ciyaareyso waa mid kugu qasbeysa inaad seexato” – Memphis Depay
(Yurub) 09 Juunyo 2019. Xiddiga xulka qaranka Netherlands iyo kooxda Olympique Lyon ee Memphis Depay ayaa difaacay naftiisa kaddib markii uu…
Read More » -
England
Waa Kaaf iyo kala dheeri – Mushaarka uu Man United ka qaadan doono Daniel James & Midka uu ka helayey kooxda Swansea!
(Manchester) 09 Juunyo 2019. Waxaa la shaaciyey mushaarka uu kooxda Manchester United ka qaadan doono ciyaaryahankeeda cusub ee Daniel James,…
Read More » -
Wararka
Shaxda rasmiga ah kulanka Finalka UEFA Nations League ee xulalka Portugal Vs Netherlands
(Yurub) 09 Juunyo 2019. Xulalka Portugal Vs Netherlands ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka xiisaha badan ee finalka…
Read More » -
Spain
“Inkastoo aan qaadannay xilli ciyaareed xun, hadana Barcelona isku mid baanahay” – Roberto Carlos
(Spain) 09 Juunyo 2019. Inkastoo ay kooxda Real Madrid qaadatay xili ciyaareed niyadjab ah, hadana halyeeyga reer Brazil ee Roberto…
Read More » -
England
Xulalka Switzerland iyo England yaa maanta ku guuleystay kulankii kaalinta saddexaad ee Uefa Nations League?
(Yurub) 09 Juunyo 2019. Xulalka Switzerland iyo England ayaa wada ciyaaray kulanka kaalinta saddexaad ee koobka Uefa Nations League, waxaana…
Read More » -
Soomaaliya
Kooxda Elman oo soo tiigsatay kaalinta saddexaad ee horyaalka Somali Premier League, xilli uu saddexleey galabta u saxiixay Maxamed
(Muqdisho) 09 Juunyo 2019. Kooxda kubadda cagta Elman ayaa soo tiigsatay kaalinta saddexaad ee kala sarreynta horyaalka Somali Premier League, kaddib…
Read More » -
England
Gareth Southgate oo ka hadlay wararka lala xiriirinayo Chelsea si uu u noqdo badalka Maurizio Sarri
(England) 09 Juunyo 2019. Tababaraha xulka England ee Gareth Southgate ayaa soo xiray suurtagalnimada uu ku noqon karo badalka Maurizio Sarri…
Read More » -
Spain
Miyuu Suarez diyaar u yahay inuu kala qeyb galo xulkiisa Uruguay tartanka Copa America 2019?
(Spain) 09 Juunyo 2019. Weeraryahan kooxda Barcelona ee Luis Suarez ayaa shaaca ka qaaday inuu diyaar u yahay inuu kala qeyb…
Read More »