Day: June 8, 2019
-
France
DEG- DEG: Paris Saint-Germain oo shaacisay mudada uu maqnaanayo Neymar Jr
(PSG) 08 Juunyo 2019. Kooxda Paris Saint-Germain ayaa war rasmi ah kasoo saartay mudada uu garoomada ka maqnaanayo xiddiga reer…
Read More » -
Spain
Philippe Coutinho oo u caddeeyay madaxda kooxda Barcelona go’aankiisa kama dambeysta ah
(Spain) 08 Juunyo 2019. Raadiyaha “Cadena SER” ee dalka Spain ayaa wuxuu shaaca ka qaaday go’aanka kaga aadan xiddiga reer Brazil…
Read More » -
Wararka
Fernando Santos oo amaan kala dul dhacay Cristiano Ronaldo kahor finalka UEFA Nations League
(Yurub) 08 Juunyo 2019. Macalinka xulka qaranka Portugal ee Fernando Santos ayaa amaan kala dul dhacay Cristiano Ronaldo, isagoo sheegay inuu…
Read More » -
England
XOG: Goolasha uu dhaliyey & Kuwa uu caawiyey Eden Hazard xilli ciyaareed kasta todobadii kal ciyaareed ee uu joogay Chelsea
(Madrid) 08 Juunyo 2019. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa dhammaystirtay saxiixa Eden Hazard oo ay ka soo qaateen naadiga…
Read More » -
Spain
Vinicius Jr oo sheegay ciyaaryahanka uu kaga daydo kubadda cagta
(Madrid) 08 Juunyo 2019. Ciyaaryahanka da’ada yar reer Brazil iyo kooxda Real Madrid ee Vinicius Jr ayaa xaqiijiyay in xiddiga ay…
Read More » -
England
KA BOGO: Xiddigaha ay kooxda Real Madrid kala soo saxiixatay Chelsea tan iyo sanadkii 2000
(Madrid) 08 Juunyo 2019. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa dhammaystirtay saxiixa Eden Hazard oo ay ka soo qaateen naadiga…
Read More » -
England
Maurizio Sarri oo xaqiijiyay inay jirto hal shuruud uu ku aadi karo kooxda Juventus
(Yurub) 08 Juunyo 2019. Tababaraha reer Talyaani ee Maurizio Sarri ayaa shaaca ka qaaday inuu ku sii dhawaanayo shaqada tababarka ee…
Read More » -
England
Kaddib markii uu ku biiray kooxda Real Madrid, Eden Hazard oo ka mid noqday 10-ka laacib ee ugu qaalisan Taariikhda kubadda cagta
(Madrid) 08 Juunyo 2019. Eden Hazard ayaa ka mid noqday 10-ka ciyaaryahan ee ugu qaalisan taariikhda kubadda cagta, kaddib markii uu…
Read More » -
Spain
Griezmann oo sheegay inuu si dhab ah u garanayo halka uu ka ciyaari doono xili ciyaareedka cusub
(Yurub) 08 Juunyo 2019. Xiddiga reer France ee Antoine Griezmann ayaa shaaca ka qaaday inuu go’aamiyay mustaqbalkiisa, isla markaana uu si…
Read More » -
Wararka
Macalinka xulka Netherlands oo ka hadlay Cristiano Ronaldo kahor kulanka habeen dambe ee finalka UEFA Nations League
(Yurub) 08 Juunyo 2019. Macalinka xulka qaranka Netherlands ee Ronald Koeman ayaa muujiyay sida uu kaga wal-walsan yahay kulanka ay Cristiano…
Read More »