Day: June 7, 2019
-
England
DEG DEG: Eden Hazard oo ku biiray kooxda Real Madrid… (Goorma ayaa la soo bandhigayaa?)
(Madrid) 07 Juunyo 2019. Weeraryahankii kooxda kubadda cagta Chelsea ee Eden Hazard ayaa si rasmi ah ugu biiray naadiga Real Madrid…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Arsenal oo ku dhawaaqday magacyada xiddigaha ka tagaya
(London) 07 Juunyo 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa ku dhawaaqday Magacyada xiddigaha ka tagaya marka ay heshiisyadoodu dhammaadaan. Xiddigaha…
Read More » -
Spain
“Ma jirto qof ka tirsan Real Madrid ee fileysay xilli ciyaareedkii niyadjabka ahaa” – Modrić
(Spain) 07 Juunyo 2019. Xiddiga khadka dhexe reer Croatia iyo kooxda Real Madrid ee Luka Modrić ayaa xaqiijiyay in qof walba…
Read More » -
England
Kooxda Liverpool oo soo bandhigtay maaliyadda ay xiran doonto marka ay martida tahay xilli ciyaareedka cusub ee 2019/20… + SAWIRRO
(Liverpool) 07 Juunyo 2019. Kooxda kubadda cagta Liverpool ee ka dheesha horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska ayaa soo bandhigtay…
Read More » -
Soomaaliya
Kooxda Dekedda oo sii dheereysatay hoggaanka horyaalka kaddib guul ay galabta ka gaartay Madbacadda
(Muqdisho) 07 Juunyo 2019. Kulan xiiso badan ayaa galabta ka dhacay garoonka Banaadir ee degmada Cabdicasiis, kaasoo dhaxmaray kooxaha Dekedda…
Read More » -
England
Waa kuwee 10-kii saxiix ugu fiicnaa Premier League xilli ciyaareedkii dhawaan lasoo gaba-gabeeyay ee 2018/2019?
(England) 07 Juunyo 2019. Waxaa lasoo xiray xili ciyaareedka horyaalka Premier League ee 2018/2019, kaasoo ay ku guuleysatay markii labaad…
Read More » -
Ameerika
DEG DEG: Willian oo looga yeeray xulka qaranka Brazil si uu u bedelo Neymar Junior
(Brazil) 07 Juunyo 2019. Xulka qaranka Brazil ayaa u yeeray ciyaaryahan Willian si uu u bedelo Neymar Junior oo dhaawacmay.…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Manchester United oo ku dhawaaqday saxiixeedii ugu horreeyey ee xagaaga
(Manchester) 07 Juunyo 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa ku dhawaaqday saxiixeedii ugu horreeyey ee xagaaga, waana ciyaaryahan Daniel James.…
Read More » -
Spain
Kooxda Real Madrid oo soo bandhigtay maaliyadda ay xiran doonto marka ay gurigeeda ku ciyaarayso xilli ciyaareedka cusub ee 2019/20… + SAWIRRO
(Madrid) 07 Juunyo 2019. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee ka dheesha horyaalka La Liga ee dalka Spain ayaa soo…
Read More » -
England
Liverpool oo si xawaare leh kusoo gashay loolanka loogu jiro xiddig muddo badan diirada u saarnaa Manchester United.
(England) 07 June 2019. Liverpool ayaa si xawaare leh kusoo gashay loolanka loogu jiro Bruno Fernandes sida ay soo warinayaan warbixinno ka…
Read More »