Day: June 5, 2019
-
Spain
“Wiilkeyga wuxuu taageeraa Real Madrid, wuxuuna u dabaal degay guushii Liverpool” – Messi
(Yurub) 05 Juunyo 2019. Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa ka hadlay sida uu yahay xiriirka u dhexeeya isaga iyo…
Read More » -
Soomaaliya
Tartanka Kubadda cagta kulliyadaha Jaamacadda Horyaal oo lasoo gabagabeeyay… + SAWIRRO
(Muqdisho) 05 Juunyo 2019. Waxaa magaalada musqisho lagu soo gabagabeeyay Tartanka Kubadda cagta kulliyadaha Jaamacadda Horyaal. Waa tartan loogu tala…
Read More » -
France
RASMI: Paris Saint – Germain oo ku dhawaaqday inuu ka tagayo mid ka mid ah xiddigaheeda muhiimka ah
(France) 05 Juunyo 2019. Paris Saint – Germain ayaa ku dhawaaqay inuu ka tagayo mid ka mid ah xiddigaheeda ugu muhiimsan…
Read More » -
England
Lorenzo Insigne oo tababarahiisii hore Maurizio Sarri u sheegay inuu qiyaanoole noqon doono haduu tallaabadaan qaado.
(Napoli) 05 June 2019. Weraryahanka Napoli Lorenzo Insigne ayaa ka naxsan wararka xanta ah ee Maurizio Sarri la xiriirinaya kooxda Juventus, wuxuuna…
Read More » -
Champ' League
UEFA oo shaacisay goolka ay taageerayaasha u doorteen kii ugu quruxda badnaa Champions League
(Yurub) 05 Juunyo 2019. Xiriirka kubbada cagta yurub ee (UEFA) ayaa ku dhawaaqay goolkii ugu fiicnaa ee tartanka Champions League ee…
Read More » -
Germany
RASMI: Kooxda Bayern Munich oo ku dhawaaqday inuu ka tagayo James Rodríguez
(Germany) 05 Juunyo 2019. Kooxda Bayern Munich ayaa soo saartay war rasmi ah oo ay ku shaacisay inuu ka tagayo James…
Read More » -
Ameerika
Ku xigeenka madaxa xiriirka kubadda cagta ee dalka Brazil oo dabka ku sii shiday Neymar Jr kahor tartanka Copa America
(Ameerika) 05 Juunyo 2019. Waxay u muuqataa in xaalada ay ku adkaan doonto xiddiga reer Brazil iyo kooxda PSG ee Neymar…
Read More » -
Champ' League
Maxamed Saalax oo fariin u diray warbaahinta qaar iyo taageerayaashiisa
(England) 05 Juunyo 2019. Ciyaaryahanka reer Masar iyo kooxda Liverpool ee Maxamed Saalax ayaa fariin u diray qaar ka mid ah…
Read More » -
Champ' League
“Liverpool waxay sameyn doontaa wax walba si ay ugu guuleysato koobab badan” – Sadio Mane
(England) 05 Juunyo 2019. Xiddiga reer Senegal iyo Liverpool ee Sadio Mané ayaa sheegay in kooxdiisa ay u sameyn doonto wax…
Read More » -
England
Maradona oo dhaleeceyn u jeediyay Pogba, isagoo dhinaca kale ugu baaqay inay la saxiixdaan si uu tababare ugu noqdo
(England) 05 Juunyo 2019. Halyeeyga reer Argentina ee Diego Maradona ayaa wareysi uu la yeeshay majaladda Ingariiska ah ee “FourFourTwo”…
Read More »