Day: June 2, 2019
-
Champ' League
Xiriirka UEFA oo ku dhawaaqay 20-ka ciyaaryahan ee xili ciyaareedkan ugu fiincaa Champions League
(Yurub) 02 Juunyo 2019. Koobka horyaalada yurub ee Champions League ayaa xalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada Madrid ee caasimada dalka…
Read More » -
England
RASMI: Chelsea oo xaqiijisay inuu tagayo mid ka mid ah xiddigaheeda
(London) 02 Juunyo 2019. Chelsea ayaa si rasmi ah u shaacisay inuu ka tagayo daafaca heerka caalami ah ee xulka qaranka…
Read More » -
Champ' League
Macalin Klopp iyo wiilashiisa oo magaalada Liverpool ku soo wareejiyay koobka Champions League & Boqolaal taageerayaal ah oo ka qeyb galay… + SAWIRRO
(Yurub) 02 Juunyo 2019. Ciyaartoyda kooxda Liverpool ayaa dib ugu soo laabtay dalka England, waxayna jamaahiirta kula dabaal dageen wadooyinka Merseyside-ka…
Read More » -
Champ' League
Saalax oo fariin digniin ah u diray Manchester City, kaddib markii ay Liverpool ku guuleysatay Champions League
(Yurub) 02 Juunyo 2019. Xiddiga Liverpool ee Maxamed Saalax ayaa fariin digniin ah u diray kooxda ay ku dagaalamaan horyaalka Premier…
Read More » -
Champ' League
Klopp oo ka warbixiyay waxa ay ku balameen isaga iyo Guardiola, kaddib markii ay Liverpool ku guuleysatay Champions League
(Yurub) 02 Juunyo 2019. Macalinka reer Germany iyo kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka warbixiyay inuu taleefanka kala soo hadlay…
Read More » -
Champ' League
“Waxaan u imid Liverpool si aan u helo wakhtiyadan oo kale” – Virgil van Dijk
(Yurub) 02 June 2019. Daafaca birta ah ee kooxda Liverpool iyo xulka qaranka Holand ee Virgil van Dijk ayaa awoodi waayay…
Read More » -
France
Neymar Jr oo jawaab ka bixiyay waxa ka jira eedeymaha ku aadan kufsiga gabadha uu ka bartay Instagram-ka
(Paris) 02 Juunyo 2019. Weeraryahanka kooxda PSG ee Neymar Jr ayaa lagu soo eedeeyay inuu kufsi u geystay haweeney isagoo ku…
Read More » -
Soomaaliya
Waa sidee xaaladda ciyaaryahan Idiris Aamiin Cali oo shalay joogga ka dhacay isagoo ku guda jiray tababarka kooxdiisa Dekedda?
(Muqdisho) 02 Juunyo 2019. Waxaa soo hagaagaysa xaaladda difaaca kooxda Dekedda ee Idiris Aamiin Cali, kaasoo shalay joogga ka dhacay…
Read More » -
Champ' League
“Waxaa ii rumoowday riyada tan iyo carruurnimadayda, waxaana isku dayi doonaa inaan ku guuleysto waxyaabo intaas ka sii badan” – Saalax
(Yurub) 02 June 2019. Laacibka reer Masar iyo kooxda Liverpool ee Maxamed Saalax ayaa ka hadlay in kooxdiisa Liverpool ay ku…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Neymar Junior oo lagu eedeeyay kufsi uu kula kacay haweeney uu ka bartay Instagram-ka & sidey sheekada u dhacday.
(Paris) 02 June 2019. Weeraryahanka Paris Saint Germain Neymar Junior ayaa lagu soo eedeeyay inuu kufsi u geystay haweeney isagoo ku…
Read More »