Day: May 30, 2019
-
England
Halyeey kooxda Liverpool ah oo sheegay sababta ka dambeysa guulaha Klopp iyo Guardiola
(England) 31 Maajo 2019. Halyeeyga Liverpool ee John Barnes ayaa sheegay kahor kulanka finalka Champions League ay sabtida ku wada ciyaari…
Read More » -
England
Shabakadda ESPN oo dhulka la dhacday Mesut Özil kaddib markii….
(Yurub) 30 Maajo 2019. Laacibka reer Germany iyo kooxda Arsenal ee Mesut Özil ayaa xili ciyaareedkan inta badan waxa uu soo…
Read More » -
Champ' League
Supercomputer oo saadaaliyay kooxda guuleysan doonta final-ka Champions League Tottenham iyo Liverpool
(Yurub) 30 Maajo 2019. Kooxaha reer England ee Tottenham iyo Liverpool ayaa wada ciyaari doono kama dambeysta koobka horyaalada yurub ee…
Read More » -
England
N’Golo Kanté oo halkiisa kasii wada rikoorkiisa ku guuleysiga koobabka tan iyo markii uu yimid England
(London) 30 Maajo 2019. Madaalaha khadka dhexe ee kooxda Chelsea N’Golo Kanté ayaa si layaableh ugu soo bilaawday safka hore kulankii…
Read More » -
England
Pedro Rodríguez oo taariikh cusub dhigay kaddib markii uu Chelsea kula guuleystay UEFA Europa League
(London) 30 Maajo 2019. Pedro Rodríguez ayaa rikoor cusub dhigay kaddib markii uu kooxdiisa Chelsea kula guuleystay tartanka UEFA Europa League.…
Read More » -
England
“Ka tagista Eden Hazard ee kooxda Chelsea waa war murugo leh” – César Azpilicueta
(London) 30 Maajo 2019. Daafaca kooxda Chelsea ee reer Spain César Azpilicueta ayaa macsalaameeyay saaxiibkiis Eden Hazard, kaddib markii uu sheegay…
Read More » -
Spain
Ramos oo ugu dambeyn ka hadlay wararka xanta ah ee sheegayay inuu xagaagan ka tagayo kooxda Real Madrid
(Madrid) 30 Maajo 2019. Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa shir jaraa’id ee rasmi ah uu kasoo muuqday, wuxuu…
Read More » -
Spain
“Marna kuma fikirin in Zidane uu noqon doono tababare, balse Raúl haa” – xiddig labadooda kasoo garab ciyaaray oo sidaas sheegay
(Spain) 30 Maajo 2019. Halyeeyga reer Brazil ee Ronaldo isla markaana ah milkiilaha kooxda reer Spain ee Real Valladolid, ayaa xaqiijiyay…
Read More » -
Spain
Barcelona oo suuqa dhigtay mid ka mid ah xiddigaheeda ugu muhiimsan
(Spain) 30 Maajo 2019. Kooxda Barcelona ayaa lasoo warinayaa in magaca xiddiga reer Brazil ee Philippe Coutinho dhigtay suuqa kala iibsiga…
Read More » -
England
Fàbregas oo sheegay in Chelsea aysan siin karin Hazard waxa uu u qalmo, balse ay Real Madrid siin karto Ballon d’Or
(London) 30 Maajo 2019. Laacibkii hore kooxda Chelsea ee Cesc Fàbregas ayaa sheegay in saaxiibkiis hore ee Eden Hazard uu ku…
Read More »