Shaxda rasmiga ah kulanka finalka Europa League ee kooxaha Arsenal Vs Chelsea

(Yurub) 29 Maajo 2019. Kooxaha Arsenal Vs Chelsea ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka xiisaha badan finalka Europa League ee soo galaya goor dhaw.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda Arsenal Vs Chelsea:

Arsenal XI: Cech; Sokratis, Koscielny, Monreal; Maitland-Niles, Torreira, Xhaka, Kolasinac; Özil; Lacazette, Aubameyang.

Chelsea XI: Kepa; Azpilicueta, Christensen, David Luiz, Emerson; Jorginho, Kanté, Kovacic; Pedro, Giroud, Hazard.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close