Day: May 28, 2019
-
Champ' League
“Waan ku faanayaa xirashada maaliyada kooxda Liverpool” – Virgil van Dijk
(England) 28 Maajo 2019. Difaaca heerka caalami ee Virgil van Dijk ayaa wareysi ku bixiyay website-ka kooxda Liverpool, kahor kulanka finalka…
Read More » -
England
Sarri oo ka hadlay fursada uu kaga qeyb gali karo N’Golo Kanté kulanka Arsenal ee finalka Europa League
(London) 28 Maajo 2019. Tababaraha kooxda Chelsea ee Maurizio Sarri ayaan wali go’aaminin fursada uu N’Golo Kanté kaga qeyb galayo…
Read More » -
England
“Ku guuleysiga koobka Europa League wuxuu xili ciyaareedka Chelsea ka dhigi doonaa mid gaar ah” – Maurizio Sarri
(London) 28 Maajo 2019. Tababaraha kooxda Chelsea ee Maurizio Sarri ayaa ka hadlay inuu u arko in xili ciyaareedka Blues uu…
Read More » -
England
Unai Emery oo ka warbixiyay himiladiisa ugu weyn ee Arsenal kahor kulanka habeen dambe ee finalka Europa League
(London) 28 Maajo 2019.Tababaraha kooxda Arsenal ee Unai Emery ayaa ka soo muuqday shir jaraa’id ee gaar ah kahor ciyaarta…
Read More » -
Champ' League
SHAX isku dhaf ah oo laga sameeyay Chelsea vs Arsenal ka hor kulankooda habeen dambe Final-ka Europa League… (Gunners oo xiddigaha ugu badan ku leh)
(London) 28 Maajo 2019. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa habeen dambe Magaalada Baku kula ciyaari doonta naadiga Arsenal kulanka Final-ka…
Read More » -
Aasiya
RASMI: Xavi Hernandez oo loo magacaabay macallinka cusub ee Kooxda Al Sadd
(Qatar) 28 Maajo 2019. Kooxda kubadda cagta Al Sadd ee ka dhisan Waddanka Qatar ayaa ku dhawaaqday inay macallinkeeda cusub…
Read More » -
Champ' League
Klopp oo ka warbixiyay xaalada xiddigaha ka dhaawacan Liverpool, kahor finalka Champions League
(England) 28 Maajo 2019. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa kasoo muuqday shir jaraa’id, kahor inta aysan u safrin magaalada…
Read More » -
Spain
WAR CUSUB: Florentino Perez oo xaqiijiyay in Ramos uu ka codsaday ka tagista kooxda Real Madrid
(Spain) 28 Maajo 2019. Shabakada “Sky Sport” ayaa xaqiijisay in daafaca reer Spain ee Sergio Ramos uu si rasmi ah u…
Read More » -
Spain
Roberto Martínez oo ka hadlay haddii uu diyaar u yahay inuu tababare u noqdo Barcelona
(Spain) 28 Maajo 2019. Macalinka xulka qaranka Belgium ee Roberto Martínez ayaa ka hadlay wararka xanta ah eesheegayay saacadihii lasoo dhaafay…
Read More » -
Champ' League
“Ma uusan gaarin finalka Champions League muddo dheer” – Klopp oo ku jees jeesay dhigiisa Pep Guardiola
(Yurub) 28 Maajo 2019. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jürgen Klopp ayaa ka soo muuqday shir jaraa’id kahor kulanka finalka Champions League…
Read More »