Day: May 27, 2019
-
England
Gareth Southgate oo ku dhawaaqay 23-ka ciyaaryahan uu kala qeyb galayo UEFA Nations League
(England) 27 Maajo 2019. Tababaraha xulka qaranka England ee Gareth Southgate ayaa ku dhawaaqay liiska ka kooban 23-ka laacib ee kaga…
Read More » -
Champ' League
Sadio Mane oo loo kaxayn doono Masjidka Al-Azhar ee Masar & Salah oo hadiyad ahaan loo siinayo Libaax nool haddii ay goolal ka dhaliyaan Final-ka Champions League
(Liverpool) 27 Maajo 2019. Kooxda Liverpool ayaa bilowga bisha soo aaddan waxa ay la ciyaari doontaa final-ka Champions League naadiga…
Read More » -
Champ' League
Harry Keane oo ka hadlay haddii uu diyaar u yahay kulanka finalka Champions League
(London) 27 Maajo 2019. Harry Kane ayaa maanta shaaca ka qaaday inuu diyaar u yahay inuu ka qeyb galo kulanka finalka…
Read More » -
England
Milkiilaha Man City Sheikh Mansour walaalkiis oo iibsanaya koox ka dheesha horyaalka Premier League
(England) 27 Maajo 2019. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo guda Ingiriiska, nin ay ilmo adeer yihiin milkiilaha kooxda Manchester…
Read More » -
England
RASMI: Aston Villa oo dib ugu soo laabtay horyaalka Premier League kaddib markii ay garaacday kooxda uu tago Frank Lampard
(London) 27 Maajo 2019. Kooda kubadda cagta Aston Villa ayaa dib ugu soo laabtay horyaalka Premier League, waxaana la soo…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Pedro Rodríguez kulanka habeen dambe ee finalka Europa League?
(London) 27 Maajo 2019. Weeraryahanka kooxda Chelsea ee Pedro Rodríguez ayaa sheegay inuu si weyn ugu faraxsan yahay kulanka uu habeen…
Read More » -
Horyaallada
Cristiano Ronaldo oo laga qaaday kabta dahabka ah ee Talyaaniga, taasoo ka dhigan in afar xilli ciyaareed oo xiriir ah uusan CR7 ku guuleysan gooldhalinta La Liga iyo Serie A
(Turin) 27 Maajo 2019. Cristiano Ronaldo ayaa laga aaday xilli ciyaareedkan kabta dahabka ah ee horyaalka Talyaaniga, taasoo ka dhigan…
Read More » -
England
RASMI: Liverpool oo ku dhawaaqday xiddigeedii ugu fiicnaa xili ciyaareedka 2018-2019 iyo goolkeedii ugu quruxda badnaa
(England) 27 Maajo 2019. Liverpool ayaa si rasmi ah u shaacisay in daafaceeda reer Holand ee Virgil van Dijk uu ku…
Read More » -
England
Maxay tahay abaal-marinta uu maanta ku guuleystay Eden Hazard?
(London) 27 Maajo 2019. Ururuka taageerayaash kubadda cagta Ingiriiska ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in xiddiga kooxda Chelsea ee Eden…
Read More » -
Aragtida
Halyeey reer Argentina ah oo amaanay Ronaldo isla markana Messi ku tilmaamay xaasid
(Yurub) 27 Maajo 2019. Halyeeyga reer Argentina ee Mario Kempes ayaan ka laba labeynin inuu dhaleeceeyo xiddiga ay isku wadanka yihiin…
Read More »