Day: May 25, 2019
-
England
Arsenal oo rag u soo daawada u dirsatay kulanka habeen dambe dhexmari doona kooxaha Sampdoria iyo Juventus
(London) 25 Maajo 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay rag u soo daawada u dirsatay kulanka…
Read More » -
Spain
Kooxda Valencia oo ku guuleysatay Copa Del Rey, kaddib markii ay garaacday Barcelona… + SAWIRRO
(Spain) 25 Maajo 2019. Kooxda kubadda cagta Valencia ayaa ku guuleystay xilli ciyaareedkan 2018-19, Copa Del Rey kaddib markii ay…
Read More » -
England
Koox ka dhisan Premier League oo hoggaaminaysa saxiixa Weeraryahanka Arsenal ee Danny Welbeck
(London) 25 Maajo 2019. Kooxda kubadda cagta Everton ayaa la soo warinayaa inay hoggaanka u hayso tartanka loogu jiro saxiixa…
Read More » -
Soomaaliya
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeen arrimaha horumarinta gobollada Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda cagta oo maanta gaaray Magaalada Jowhar
(Jowhar) 25 Maajo 2019. Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeen arrimaha horumarinta gobollada Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda cagta, Abuukar Isloow …
Read More » -
Spain
Halyeey kooxda Liverpool ah oo ka codsaday Taageerayaasha Real Madrid inay ixtiraamaan Gareth Bale
(Spain) 25 Maajo 2019.Halyeeyga kooxda Liverpool iyo xulka qaranka Weles ee Ian Rush ayaa ka codsaday taageerayaasha Real Madrid inay…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo Manchester United ka afduubanaysa saxiixa xiddig ay doonayso oo ka tirsan PSG
(London) 25 Maajo 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay diyaar u tahay inay kula tartanto Manchester…
Read More » -
England
Marcos Alonso oo iska diiday inuu meesha ka saaro inuu ka tago xagaagan kooxda Chelsea
(London) 25 Maajo 2019. Difaaca kooxda kubadda cagta Chelsea ee Marcos Alonso ayaa xirtay inuu ka tagi karo xagaagan garoonka…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka finalka Cop del Rey ee kooxaha Barcelona vs Valencia
(Spain) 25 Maajo 2019. Kooxaha Barcelona Vs Valencia ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka xiisaha badan ee finalka…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo dalab ka gudbinaysa Moussa Dembele… (Imise Milyan ayuu ku kacayaa dalabkaasi?)
(Manchester) 25 Maajo 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay dalab ku kacaya adduun dhan 35…
Read More » -
Spain
Muxuu ka yiri Mourinho, kaddib markii la weydiiyay suurtogalnimada uu markale dib ugu laaban karo Real Madrid??
(Yurub) 25 Maajo 2019. Macalinkii hore kooxda Manchester United ee Jose Mourinho ayaa ka jawaabay suurtogalnimada uu markale dib ugu laaban…
Read More »