Day: May 24, 2019
-
Champ' League
“Waxaan diyaar u nahay inaan kor u qaado koobka Champions League”
(Yurub) 24 Maajo 2019. Xiddiga heerka caalami ee xulka qaranka Holand iyo kooxda Liverpool ee Georginio Wijnaldum ayaa xaqiijiyay inuu rajeenayo…
Read More » -
Spain
Valverde oo si RASMI ah u magacaabay liiska ciyaartoyda Barcelona ee ka qeyb galaya kulanka finalka Copa del Rey
(Spain) 24 Maajo 2019.Tababaraha kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xidigaha Blaugrana ee kaga…
Read More » -
England
Waa kuma ciyaaryahanka ka tirsan kooxda Chelsea ee doonaya inuu Macallin Maurizio Sarri u raaco Juventus?
(London) 24 Maajo 2019. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Chelsea ee Gonzalo Higuain ayaa la soo warinayaa inuu diyaar u yahay…
Read More » -
Spain
Kooxda Real Madrid oo war rasmi ah kasoo saartay hadal uu maanta sheegay Mauricio Pochettino
(Spain) 24 Maajo 2019. Real Madrid ayaa war rasmi ah kasoo saartay maanta oo jimco ah hadalo uu ka dhawaajiyay macalinka…
Read More » -
Spain
Kooxda Real Madrid oo war layaab leh heleysa kaddib markii la shaaciyey inuu ka tagayo kabtankooda Sergio Ramos
(Madrid) 24 Maajo 2019. Sida uu baahiyey Barnaamijka El Chiringuito Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa ka fiirsanaya…
Read More » -
France
Fariin uu diray Neymar Jr oo rajo galineysa kooxda Real Madrid
(Yurub) 24 Maajo 2019. Maamulka kooxda Paris-Saint-Germai ayaa dhexda kaga jira xaalad walaac iyo jahawareer ee ku saabsan fariimaha aan cadeyn…
Read More » -
Spain
Messi oo iska indho tiray Griezmann, xili sidoo kale uu ka hadlay aragtidiisa kaga aadan hadii uu kooxda ka tagayo Valverde
(Spain) 24 Maajo 2019. Kabtanka kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa kasoo muuqday shir jaraa’id, kaddib musiibadii garoonka Anfield ee tartanka…
Read More » -
England
Manchester United oo kula dagaalameysa kooxda Barcelona heshiiska Griezmann
(England) 24 Maajo 2019. Wararka ka imaanaya gudaha dalka England ayaa waxay sheegayaan in kooxda Manchester United ay si adag qeyb…
Read More » -
England
Joachim Low oo ka hadlay wararka ku aadan in Leroy Sané uu ku biiri doono Bayern Munich
(Germany) 24 Maajo 2019. Macalinka xulka qaranka Germany ee Joachim Low ayaa wuxuu ka hadlay wararka xanta ah ee ku aadan…
Read More » -
Suuqa
“Finalka Europa League waa kulanka ugu dambeeya ee Hazard uu la ciyaari doono Chelsea” – Mourinho
(Yurub) 24 Maajo 2019. Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa sheegay inuu rajeynayo in finlka UEFA Europa League uu noqon…
Read More »