Day: May 23, 2019
-
Spain
Madaxweynaha Barcelona ee Josep Maria Bartomeu oo iska diiday in hoos loo dhigo ku guuleysigooda horyaalka La Liga
(Spain) 23 Maajo 2019. Madaxweynaha kooxda Barcelona ee Josep Maria Bartomeu ayaa iska diiday in hoos loo dhigo ku guuleysiga Blaugrana…
Read More » -
England
Bayern Munich oo xaqiijisay inay duulaan ku tahay kooxda Manchester City
(Bayern) 23 Maajo 2019. Madaxweynaha kooxda Bayern Munich ee Uli Hoeneß ayaa xaqiijiyay inay duulaan ku tahay kooxda Manchester City, si…
Read More » -
France
Thomas Tuchel oo si layaab leh kaga hadlay mustaqbalka xiddigaha Neymar Jr iyo Mbappé ee kooxda PSG
(France) 23 Maajo 2019. Macalinka kooxda Paris Saint-Germain ee Thomas Tuchel ayaa si layaab leh kaga hadlay mustaqbalka xidigihiisa Neymar Jr…
Read More » -
Uncategorized1
Fernando Santos oo ku dhawaaqay liiska laacibiinta Portugal uu kala hortagayo kulanka Switzerland
(Yurub) 23 Maajo 2019. Tababaraha xulka qaranka Portugal ee Fernando Santos ayaa ku dhawaaqay liiska laacibiintiisa uu kala hortagayo kulanka wareega…
Read More » -
England
Manchester City oo ka hadashay wararka ku aadan in Guardiola uu ku biirayo Juventus
(Manchester) 23 Maajo 2019. Alberto Galassi oo xubin ka ah guddiga maamulka ee Manchester City ayaa xaqiijiyay in tababaraha reer Spain…
Read More » -
Spain
Vicente del Bosque oo kala doortay kan wanaagsan xiddigaha Neymar iyo Mbappé
(Yurub) 23 Maajo 2019. Macalinkii hore xulka qaranka Spian ee Vicente del Bosque ayaa doorbiday in kooxda Real Madrid ay sameyso…
Read More » -
Spain
Manchester City oo talaabo u jirta soo xero galinta xiddig ka tirsan kooxda Juventus
(England) 23 Maajo 2019. Manchester City ayaa ku dhow inay lasoo saxiixato xiddig ka tirsan Kooxda Juventus inta lagu gudi jiro…
Read More » -
Spain
RASMI: Kooxda Barcelona oo la saxiixatay xiddiga reer Holand ee Ludovit Reis.
(Spain) 23 Maajo 2019. Kooxda Barcelona ayaa si rasmi ah ugu shaacisay maanta oo khamiis ah website-keeda inay la saxiixatay xiddiga…
Read More » -
Spain
“Zidane wuxuu u qalmaa in taalo looga dhiso garoonka Santiago Bernabeu”
(Madrid) 23 Maajo 2019. Halyeeyga kooxda Real Madrid ee Jorge Valdano ayaa aaminsan in go’aankii uu Zinedine Zidane ugu laabtay tababarka…
Read More » -
Spain
RASMI: Juanfran oo xaqiijiyey inuu xagaagan ka tagi doono kooxda Atletico Madrid
(Madrid) 23 Maajo 2019. Ciyaaryahan Juanfran ayaa xaqiijiyey inuu ka tagi doono xagaagan kooxda Atletico Madrid ee ka dhisan caasimadda…
Read More »