Day: May 22, 2019
-
Champ' League
UEFA oo sharraxday sababta loo fogeeyay waqtiga la ciyaarayo kulanka kama dambeysta ah ee Champions League sanadkan
(Yurub) 22 Maajo 2019. Xiriirka kubadda cagta UEFA ee Qaaradda Yurub ayaa sharraxaad ka bixiyay sababta sanadkaan loo fogeeyay waqtiga…
Read More » -
Spain
RASMI: Barcelona oo xaqiijisay in Marc-André ter Stegen uu seegi doono Final-ka Copa Del Rey
(Barcelona) 22 Maajo 2019. Goolhayaha reer Jarmal ee Marc-Andre ter Stegen ayaa maqnaan doona marka ay kooxdiisa Blaugrana wajahayso naadiga…
Read More » -
Champ' League
David Beckham oo maanta ka soo muuqday tababarka ay Tottenham isugu diyaarinaysay Final-ka Champions League & Sababta ka dambeysa oo daaha laga rogay… + SAWIRRO
(London) 22 Maajo 2019. Xiddigii hore ee xulka qaranka England iyo kooxda kubadda cagta Manchester United, David Beckham ayaa maanta…
Read More » -
England
Haddii uu tago David De Gea kumaa noqon doona goolhayaha koowaad ee kooxda Manchester United?
(Manchester) 22 Maajo 2019. Waxaa la soo warinayaa in Sergio Romero uu noqon doono goolhayaha koowaad ee Manchester United, haddii…
Read More » -
England
Atletico Madrid oo kooxaha Liverpool iyo Chelsea kula dagaalamaysa saxiixa David Neres
(Madrid) 22 Maajo 2019. Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ayaa la soo warinayaa inay ku soo biirtay tartanka loogu jiro…
Read More » -
Ameerika
Kooxda Manchester United oo la soo wareegeysa Pedro
(Manchester) 22 Maajo 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay la xiriirtay naadiga Fluminense si ay…
Read More » -
England
“Waan ku fiicnaan karaa kooxda Chelsea sida Eden Hazard oo kale” – Christian Pulisic
(London) 22 Maajo 2019. Laacibka cusub kooxda Chelsea ee Christian Pulisic ayaa sheegay inuu doonayo in Blues uu ku gaaro heerka…
Read More » -
Germany
Joachim Low oo ku dhawaaqay liiska laacibiinta Jarmalka ee uu kala hortagayo Belarus iyo Estonia, xilli xiddigo waa weyn laga tagay
(Germany) 22 Maajo 2019. Macallinka xulka qarnaka Jarmalka ee Joachim Low ayaa ku dhowaaqay liiska xiddigaha xulkiisa ee uu kala…
Read More » -
England
RASMI: Laacibkii ay wada doonayeen kooxaha waa weyn ee Premier League, Julian Brandt oo ku biiray Borussia Dortmund
(Dortmund) 22 Maajo 2019. Kooxda kubadda cagta Borussia Dortmund ayaa xaqiiisay inay la soo saxiixatay Julian Brandt, kaasoo ay kala…
Read More » -
England
RASMI: Goolhaye Willy Caballero oo heshiiska u kordhiyey Kooxdiisa Chelsea
(London) 22 Maajo 2019. Willy Caballero ayaa ogolaaday inuu sii joogo Chelsea xilli ciyaareedka soo socda ee 2019/20, kaddib markii…
Read More »